MANDHEERANEWS.COM
Bilowgii Xidhiidhka Somaliland iyo Dalka Masar. By Jamaal Gobonimo
July 31, 2020 - Written by admin

Bilowgiii, Xidhiidhka Somaliland iyo Masar

Qaybtii 3aad

24 December, 2011 wefti ka socda Somaliland ayaa booqasho ku tegay magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Weftiga ka socday Somaliland ee socdaalka ku tegay dalka masar waxa hogaaminaayay wasiirkii madaxtooyada ee xukumadii Siilaanyo, Xirsi Cali Xasan waxana ka mid ahaa wasiirkii arrimaha dibeda Maxamed Cabdilaahi Cumar

28 December, 2011 labadii wasiir ee ka socday Somaliland waxa ay tageen xarunta Qasriga uu degan yahay Ra`iisal wasaarihii xukumadii cusbayd ee Maxamed Mursi, waxa halkaas ku qaabishay wasiirka iskaashiga caalamiga ah ee xukumada Masar, Marwo Faysa Abdul Nagga iyo diplomasiyiin kale oo ka socday wasaarada arrimaha diebda Masar

Weftiga ka socday Somaliland iyo masuuliyiinita dalka masar waxa ay ka wada hadleen sidii loo amba qaaadi lahaa xidhiidh wada shaqayneed oo dhex mara labada dal,

26 December, 2011 wasiiradii ka socday Somaliland waxa ay xarunta madaxtooyada kula kulmeen Madaxweyne Mursi, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay,
Madaxweyne Maxamed Mursi waxa uu labada wasiir ee Somaliland ka socday u balan qaaday in xukumadisu diyaar u tahay in ay balaadhiso xidhiidhka uu dalkiisu la leeyahay Somaliiland, wixii dhinaciisa ku xidhana uu balan qaadaayo in uu fuliyo,

Wasiirkii Madaxtooyada ee Somaliland, Xirsi Cali Xasan ayaa Madaxweyne Mursi u sheegay in uu damaanad qaadaayo wixi dhinaca xukumada Somaliland ku xidhan ee dawlada masar uga baahato uu diyaar u yahay in uu fuliyo.

Dadka siyaasada ka faallooda waxa ay sheegaan in Maxamed Mursi uu sooryo lacageed soo siiyay labadii wasiir ee ka socday Somaliland ee uu ku qaabiley xarunta madaxtooyada dalka masar

Madaxweyne Maxamed Mursii markii uu la wareegay talada dalka Masar, waxa horyaalay dalka masar laba dhibaato kuwaas oo xalkeeda laga rabay in uu keeno, lana yimaado siyaasad uu ku waajaho,

1. in uu joojiyo kacdoonka gudaha ka jira ee ay wadaan shacabka reer Masar, isla markaana uu xaliyo dhibaatada ay diidan yihiin shacabka reer Masar
2. In uu sameeyo siyaasad uu ku hor istaago dhismaha biyo xidheenka ay bilowday dawlada Itoobiya Biyaha wabiga Niil oo ay ku tirsan tahay nolosha shacabka reer Masar, waxana laga sugayay qaabka uu u waajaho ka hortaga biyo xidheenkaas

La soco qaybta 4aad

Qalinkii Jamaal Ibraahim

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews