MANDHEERANEWS.COM
Xafiiska Hantidhowrka Guud oo bilaabay dardargaliyey Barnaamijkii Dib u habaynta Maaliyada Dawlada Somaliland
August 15, 2020 - Written by admin

Ku-Xigeenka Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka JSL Mudane Sacad Riiraash ayaa Guddoomiyay Shirka Billaha ah.

Waaxda Xidhiidhinta Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladda (PFM) ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyaddu wax ay soo agaasintay shirka billaha ah ee Tiirka 5aad ee barnaamijka dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladda, August 15, 2020.

Tiirka 5aad ee Maamulka Maaliyaddu wuxu diiradda saaraa kor u qaadista kor-joogtaynta iyo qiimeynta maamulka maaliyadda dawladda, si loo helo daah-furnaan iyo isla xisaabtan.

Shirka Kooxda Wadashaynta Tiirka 5aad waxa kuwadajira, Xafiiska Hanti-dhawrka Guud, Waaxda Hanti-dhawrka ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda iyo Guddidad Isla-xisaabtanka iyo Dabo-galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada. Waxa lagu falanqeeyaa shir-hawleedkan hawlaha socda, waxaan lagu kala qaataa warbixino iyo talooyin, si looga gudbo caqabadaha hadba jira.

Shirka waxa guddoomiyey Ku xigeenka Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Mudane Sacad Cabdillahi Riiraash, waxaana ka soo qaybgalay Daneeyayaasha ka wadashaqeeya Tiiraka 5aad ee Barnaamijka Maamulka Maaliyadda Dawladda.

Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladda ee “PFM” waxa uu hiigsanayaa hirgelinta heerka ugu sarreeya ee daah-furnaanta iyo isla-xisaabtanka qoondaynta, maamulka iyo tasarrufka maaliyadda dawladda.

The #PFM reform Coordination Department has conducted PFM Pillar 5 Technical Working Group Meeting at the Office of The Deputy Auditor General, on August 15, 2020.
Pillar 5 focuses on enhancing oversight and evaluation of public financial management practices to promote transparency and achieve accountability in the management of public funds.

Pillar 5 Working Group is a forum for stakeholders to share information, coordinate activities and explore ways for addressing challenges.

The meeting was chaired by the Deputy Auditor General Mr. Saad Abdillahi Riiraash and attended by representatives from stakeholder institutions and Departments.
The PFM is designed to improve the government’s capacity and systems to utilize public funds, towards meeting the National Development Plan (NDPII) goals and those of Vision 2030

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews