MANDHEERANEWS.COM
“Xukuumada Somaliland Waxaan ku Hambalyeynayaa Xidhiidhka Saaxibtimo ee Taiwan”. Professor Axmed Azhari
August 16, 2020 - Written by admin

“Xukuumada Somaliland Waxaan ku Hambalyeynayaa Xidhiidhka Saaxibtimo ee Taiwan”. Professor Axmed Azhari
16/08/2020, DAL TAIWAN
Madaxweynaha JSL MUDANE MUUSE BIIXI CABDI IYO Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee JSL, Waxaa KU Hambalyeynayaa Xidhiidhka CUSUB iyo Heshiisyada ay la samaysteen DALKA TAIWAN. TAIWAN oo Markii Hore la ODHAN JIRAY (FORMOSA) Waa Hodan ah, waxay aad iyo aad Hurumar Baaxad leh ka gaadhay Dhaqaalaha, Warshadaha, Tacliinta, CAAFIMAADKA IYO Tiknoolajida. Waa Jasiirad KU Taalla BADA u dhaxaysa SHIINAHA, Jabaan IYO Filibeen. 1954kii waxay kala saxeexdeen DALKA TAIWAN IYO Maraykanku HESHIIS DIFAACA IYO Kob-Cinta Dhaqaalaha (Taiwan Relation Act).
1) was DALKA 7aad ee ugu Dhaqaalaha badan Qaarada Eeshiya.
2) was DALKA 22aad Dhaqaalaha Dunida.
3) waxay LEEDAHAY 44 BILYANEERS, was KUWA Warshadaha Leh.

4)Warshadaha wax Soo saarka aad iyo aad Bay ugu Horuumareen, weliba xaga Tayada WEY ka Tayo Sareeyaan DAWLADDA Shiinaha iyo QAAR kaloo badan.
5) Wax Musuqmaasuqa ah ma leh(Zero Corruption).
Qodobadda Heshiiska DALKA JSL iyo DALKA TAIWAN:
1) Iskaashiga SIYAASADDA.
2) DHAQAALAHA.
3) WAXBARASHADA iyo TABABARADA.
4) BEERAHA.
5) GANACSIGA
6) CAAFIMAADKA.
7) WARSHADAHA iyo MAALGASHIGA.
8)DHISMAHA KAABAYAASHA DHAQAALAHA.
9)ILAALINTA BADDA iyo HAWADA SARE ee JSL
10) Waxay kaloo TAIWAN INNAGA Caawin doontaa Xidhiidhka Wadamada ay la Saaxiibkay Tahay SIDA MARAYKANKA.
Waxaa XUKUUMADEENU KU waajib ah in ay SI WANAAGSAN UGA FAAIIDAYSTO FURSADAHAA DAHABIGA.
GUUL iyo GOBANNIMO.
PROF. AHMED AZHARI.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews