TOP NEWS
-
Xildhibaan U Socday Ka Qaybgalka Aaska Hooyaddii Oo Geeriyootay Badhan
Badhan (Mandheeranews)- Alle ha Naxariistee Marxuum Xildhibaan Cali Dhahar oo ka tirsanaa Aqalka Golaha Wakiiladda Ee Puntland, ayaa ku Geeriyooday Shil Baabuur Maanta, Kadib Markii uu shil gaadhi ku galay inta u dhaxaysa Dee...
Saturday, March 6, 2021
-
KULMIYE Iyo WADDANI Oo Loollan Culusi Ku Dhex Marayo Gobolka Awdal Iyo Shaxda Deegaamaysan Ee Mid Waliba Tartanka Doorashada Ku Galayo
Borama(Mandheeranews)- Loollanka marba is-muquuninta Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI ee Gobolka Awdal, ayaa galay wajigii ugu dambeeyey ee ay ku kala calaf qaadayeen labada Xisbi ee ay kala hoggaaminayaan Madaxweyne Muuse Bii...
Monday, March 1, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Wasaarada Maaliyada ku Amray Inay Bixinayso lacagta looga Baahan Yahay Musharxiinta Haweenka Iyo Beelaha La hayb Sooco.
Hargeysa(Mandheeranews)-WAREEGTO MADAXWEYNE, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202 ku go’aamiyey in Xukuumadda Jamhuuriyadda...
Monday, March 1, 2021
-
“Murrashax Xisbigayga Iska Sharaxay Oo Sweden Ka Yimid, Xadhig ayaa Lala Doon doonayaa, isagiina Wuu Baxsaday Meel Uu Ku Dambeeyey Ma Garanayno” Ismaaciil Yare
Hargeysa(Mandheeranews)- Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo ka mid ah Masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in murrashax iska sharaxay Xisbigoodu, uu dhuumalaysi ku jiro, iyada oo ay raadinayaan Ciid...
Saturday, February 27, 2021
-
UCID Oo Sheegay In Cabsi Xukuumadda Laga Qabaa Soo Food-saartay Musharraxiin Doonayey Inay Isa Soo Sharraxaan
9 Qof Oo Boorama Ugu xidhan ‘Maxaad Hebel u sharraxdeen’
Boorama (Mandheeranews) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ku eedeeyay inuu faro-geli...
Thursday, February 25, 2021
-
Hogaamiyeyaasha Tigrayga oo Shuruudo Ku Xidhay Wada Hadalo ay la galaan Dawladda Itoobiya.
In ciidammadii Eriteriya lagala baxo Tigreega. Inkasta oo ay Labada dal ee Itoobiya iyo Eriteriya ayaa beeniyay ku lug lahaanshaha Eritrea ee colaadda Tigray.
Ka bixitaanka "xoogaggii kale ee soo duulay". Ciidamada Amxaara...
Saturday, February 20, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filayo Inuu Isku Shaandhayn Ku Sameeyo Golaha Xukuumaddiisa.
Hargeysa (Mandheeranews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa in maalmaha soo socda amma toddobaadyada foodda innagu soo haya inuu isku shaandneyn ku sameeyo Golaha Xukuumaddisa.
...
Monday, February 15, 2021
-
Dadweynaha Xaafada Cabaaye oo ka Gadooday Waddo Kab-kab ah oo Dawlada hoose ee Hargeysa ka Dhisayso.
Hargeysa(Mandheeranews)-Dadweynaha ku dhaqan Xaafada Cabaaye ee Magaalada Hargeysa, ayaa ka gadooday Waddo gacanku Rimis ay ku sheegeen oo ay dawlada hoose ee Hargeysa hada ka wado dhismaheeda Xaafadaas.Dadweynaha ayaa ka cab...
Sunday, February 14, 2021
-
Xisbiga Ucid Oo War murtiyeed kasoo Saartay Maalinta uu Xidhmayo Liiska Murashaxiinta
Gudoomiyaha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee Ucid ayaa maanta ku dhawaaqay War murtiyeed u dhignaa in 25 bishan 2aad ay ku eeg tahay Soo gudbinta araajidii Musharaxiintu Sidoo kalena 10 ka bisha 3 aad ayaa lakala Hufi doona...
Sunday, February 14, 2021
-
Hirdanka Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ee Cusub oo kasii bilaabmay Gobolka Sool iyo Murashaxiinta Fooda isdari doonta.
Hirdinka Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Xilli hore Bilaabmay
Hirdanka loogu jiro cidda noqon doonta Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee la filayo in ay shacabku soo doortaan dhammaadka bisha May 2021-ka, ayaa u muuqda inu...
Sunday, February 14, 2021
Next Page »
|
|