VIDOES
-
“Warqadii Dembi La’aanta ee CID-da Laga Qaadan Jiray, Waxa loo Wareejiyey Xeer Ilaalinta, waana caqabad cusub” Cabdiqaadir Jirde
Hargeysa(Mandheeranews)- Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in warqadii dembi la'aanta ee Murrashaxiintu ka qaadan jireen Laanta Dembi baadhista ee CID-da loo wareejiyey dhinaca Xeer Ilaalinta Guud oo halkaas bixinayso warqada dem...
Thursday, February 25, 2021
-
Xukuumada Oo Xabsiga Usii Dheeraysay Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid Kuna Xadhignaa Madheera!.
Hargeysa(Mandheeranews)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay In muddada ay xidhnaanayaan loo kordhiyey Laba Musharrax Oo xisbigaasi ka sharraxan, kuwaasi oo Xabsiga Mandheera loo Taxaabay 8-dii bishan February.Xoghayah...
Sunday, February 21, 2021
-
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Bilawday Diiwaan-gelinta Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargaysa
Hargeysa (Mandheeranews) – Munaasibadda daah-furka diwaangalinta shaqaalaha Dawlada Hoose ee Hargaysa ayaa lagu qabtay Dawladda Hoose, waxaana kasoo qeybgalay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha, gudoomiyaha Hayâ€...
Monday, February 15, 2021
-
Hirdanka Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ee Cusub oo kasii bilaabmay Gobolka Sool iyo Murashaxiinta Fooda isdari doonta.
Hirdinka Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Xilli hore Bilaabmay
Hirdanka loogu jiro cidda noqon doonta Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee la filayo in ay shacabku soo doortaan dhammaadka bisha May 2021-ka, ayaa u muuqda inu...
Sunday, February 14, 2021
-
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Shaqaalaysiyey Inantii Yarayd Ee Xadgudubka ay Gabadhu u geysatay
Maamulka Baanka dhexe Somaliland ayaa shaaciyay in shaqaale rasmiya ay ka dhigeen Ayaan Maxamed Yuusuf, oo ah gabadh oo qof Dumar oo ay u shaqanaysay muuqaal la dhibsaday Hargeysa kaga duubtay.
Baanka ayaa soo saaray qoraa...
Sunday, January 17, 2021
-
Madaxweynaha Dalka Uganda oo markii 6aad ku guuleystay Doorashadii Madaxtooyada
Madaxweyna dalka Uganda ayaa markii 6aad ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada dalkaasi Shacabka Dalkaas Ayaa Madaxwaynahooda Markii 6aad U Muujiyay Jacaylka Ay U Hayaan Innuu Waddanka Sii Hogaamiyo Sannadaha Kale Ee Innagu...
Saturday, January 16, 2021
-
Qoomiyada Canfarta ee Dalka Itoobiya oo Dagaalo Xoogan kuso qaaday degaanka Ismaamulka Somaalida Itoobiya iyo degaano dhawr ah oo ay la-waregeen.
Qoomiyada canfarta oo ka mida qoomiyadaha Dalka Itoobiya kuwa ugu tirada yar aya waayahan danbe Dagaalo xoogan oo is-daba jooga ah ku haysa Somaalida degan gobolka is-maamulka Somaalida degan kilalka Shanaad ee Itoobiya oo ay...
Monday, January 11, 2021
-
Waa Kuma Wasiirka Deegaan Ahaan Baddalka U Noqday Wasiirad Hinda Jaamac Xirsi
Hargeysa (Mandheeranews)- Kadib Markii Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi uu shalay Xilka si rasmi ah uga qaaday Wasiirkii Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Jamhuuriyadda Somaliland Mar...
Monday, January 11, 2021
-
19 Dawladood Oo Ay Dumarku Hoggaamiyaan Iyo Natiijada Yaabka Leh Ee Ka Dhalatay Hoggaanka Dheddiga
Taariikhda Maraykanka ee 240 ka ee sano ka weyn waxaa markii ugu horreysay madaxweyne ku xigeen noqonaysa gabadh, waxaa iyaduna xusid mudan in ay tahay gabadhii ugu horreysay ee madow ah ee mansabkaas gaadha. Waa Kamala Harri...
Monday, January 11, 2021
-
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Wakhti Wanaagsan La Qaatay Reer Ceerigaabo, Kana Shaaheeyey Makhaayadda Shaaha Caano Geelaha Ee Xeella.
Ceerigaabo(Mandheeranews)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa Maanta Wakhti Wanaagsan La Qaatay Dadweynaha Reer Ceerigaabo ee Xaruunta Gobolka Sanaag.Weftiga uu hoga...
Monday, January 11, 2021
Next Page »
|
|