VIDOES
-
Dawlada Turkiga Oo Dayax gacmeedkii ugh Horeyey Hawada ganaysa
Ankara (Mandheeranews)- Dalka Turkiga🇹🇷, ayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 5/01/2012 hawadda Sare u ganaya dayax-gacmeedka si weyn baryahanba loo sugayey, Isla-markaana ay indhaha si weyn ugu hayeen caalamku.
Dayax-...
Tuesday, January 5, 2021
-
Xildhibaan katirsan Golaha Wakiilada oo Fal Cunsurinimo ah ku Edeeyey Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada
Hargeysa(Mandheeranews)- Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka tirsan Xildhibaanada golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in mashruuc cisbitaal casri ah oo laga hirgelin lahaa Magaalada Hargeysa ay horjoogsatay Xukuu...
Monday, January 4, 2021
-
Xaaladda Xuquuqal Insaan Ee Somaliland Oo Laga Dayriyay Iyo Warbixinta Sanadka 2020 Oo Xambaarsan Xaalado Dhiilo Leh!.
Hargeysa,(Mandheeranews Xarunta Xuquuqal Insaanka Madaxa bannaan ee Somaliland HRC oo soo saartay warbixinteeda sannad-laha ah ee xaaladda Xuquuqal Insaan ee dalka ayaa ka dayrisay dhibaatada dalka ka taagan gaar ahaan dhinac...
Monday, January 4, 2021
-
Wasiirka Maaliyada Oo Lacag lagu Kaalmayn doono ku soo Rogay Dadka Dhimirka ka buka kusoo rogay Ganacsatada Jaadka
Hargeysa (Mandheeranews)Wasiirka Horumarinta Maaliyada Somaliland Dr Sacad Ali Shire ayaa maanta Soo Saaray Wareegto uu ku dhaqan galinayo Lacag lagu kaalmayn doono Dadka Dhimirka ka buka Ee ku jira Cisbitaalada Dhimirka Soma...
Wednesday, December 30, 2020
-
Wasiirka Deegaanka Jsl Oo Ka Hadashay Qorshe Ay Wadday Oo Ay Fulintiisa Ku Fashilantay…
Hargeysa(Mandheeranews)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysey sheegtay inay awoodi wayday inay wax ka qabato Bacda oo dhibaato badan ku haysa deegaanka.Xukuumaddu waxay sheegtay in 5-tii sanadood ee u dambeeyay ay ...
Wednesday, December 30, 2020
-
Dawlada Ingiriiska Oo Madaxda Somaliya kala Hadashay Arimaha Doorashooyinka Oo khilaaf culus hadheeyay.
Muqdisho(Mandheeranews)-Safiirka dawlada Britain ufadhiya magaalada muqdisho ayaa kulan la yeeshay gudoomiyaha gudida doorashooyinka somaliya kaasi oo ay wada hadleen arimaha doorashooyinka somaliya iyo xal uhelida khilaaf cu...
Wednesday, December 30, 2020
-
Shirweynaha 7aad Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Hargeysa Ka Furmay
Hargeysa(Mandheeranews)-Shirweynaha 7aad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaan si rasmiya uga furmay Magaalada Hargeisa.Shirka oo soconaya muddo laba cisho, waxa lagaga dooddayaa wax ka beddel lagu sameeyey distoor...
Wednesday, December 30, 2020
-
“Gabiley Waxay Diwaangelintan Cusub Soo Saartay 40 Kun, Reer Oodwaynoow..” Wasiir Siciid Sulub
Oodweyne (Mandheeranews) – Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland Siciid Sulub Maxamed, ayaa ka hadlay Diwaagelinta Cod-bixiyeyaasha, waxaanu Shacabka Oodweyne u soo jeediyey inay si wanaagsan u ...
Wednesday, December 30, 2020
-
Siyaasi Cabdillaahi-dirawal Oo Dhaliilay Midhaha Safarkii Madaxweyne Biixi Ee Dalka Kenya
Hargeysa (Mandheeranews) – Siyaasiga Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dirawal) ayaa ka hadlay Safarkii Madaxweynaha Somaliland ku tagay dalka Kenya, aamusnaanta Xukuumadda ee Xaaladda ka taagan dalka Itobiya iyo Arrimo kale oo So...
Saturday, December 19, 2020
-
Tigreega Oo Sheegay Tirada Ay Ka Dileen Ciidamada Itoobiya, Ereteriya Oo La Safatay Dawladda Iyo Shirqoolka Itoobiya Ku Eedaysay 17 Sarkaal Oo Ciidamadeeda Ka Mid Ahaa
Mekele,(Mandheeranews)- Guddoomiyaha Xoogagga Tigreega TPLF ee dagaalka qadhaadh kula jira ciidamada Federaalka Itoobiya Dr. Debretsion Gebre Michael ayaa sheegay in Deegaankiisa Tigraay ay Jilibka u dhigayaan dagaal xoogga...
Thursday, November 12, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|