WARAR
-
Madaxweyne Biixi Oo Isniinta Berri Hor-tagaya Labada Gole Ee Barlamaanka Somaliland
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Isniinta Berri hor-tagaya labada Gole ee Baarlamaanka.Madaxweynaha ayaa labada Gole ka horjeedin doona Khudbad-sanadeedka Dastuuriga ah, taasi oo uu si...
Sunday, March 7, 2021
-
Xildhibaan U Socday Ka Qaybgalka Aaska Hooyaddii Oo Geeriyootay Badhan
Badhan (Mandheeranews)- Alle ha Naxariistee Marxuum Xildhibaan Cali Dhahar oo ka tirsanaa Aqalka Golaha Wakiiladda Ee Puntland, ayaa ku Geeriyooday Shil Baabuur Maanta, Kadib Markii uu shil gaadhi ku galay inta u dhaxaysa Dee...
Saturday, March 6, 2021
-
Akriso Qoraalka Sababay Mudaharaadka Ardayda Nuuradiin School Qaybta Inamada
Akriso Qoraalka Sababay Mudaharaadka Ardayda Nuuradiin School Qaybta Inamada
DUGSIGA NUURADIIN IYO COVID19
WQ. Xaynoosh
Maahmaah ayaa tidhaahda: nin ceel guntii galay ama ka soo warran ama ku dun. Waxa aan qormadan i...
Wednesday, March 3, 2021
-
KULMIYE Iyo WADDANI Oo Loollan Culusi Ku Dhex Marayo Gobolka Awdal Iyo Shaxda Deegaamaysan Ee Mid Waliba Tartanka Doorashada Ku Galayo
Borama(Mandheeranews)- Loollanka marba is-muquuninta Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI ee Gobolka Awdal, ayaa galay wajigii ugu dambeeyey ee ay ku kala calaf qaadayeen labada Xisbi ee ay kala hoggaaminayaan Madaxweyne Muuse Bii...
Monday, March 1, 2021
-
Taliska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Beeniyay Inay Difaaca Dalku Dib U Soo Ruqaansadeen, Farriin Culusna U Diray Shacabka S/land
Tukaraq(Mandheeranews) – Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa beeniyay warar maalmihii u dambaysay la isla dhex marayay oo been abuur ahaa oo sheegaya in Cutubyo ka tirsan Ciidanka ku sugan jiidda hore ee Tukara...
Monday, March 1, 2021
-
Siyaasi Jaamac-shabeel Oo Siyaasiyiinta Somaliland Uga Digay Wax Kasta Oo Qaranimada Lid Ku Ah
Hargeysa (Mandheeranews) – Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel),ayaa sheegay in aanay dib u dhici doonin midnimo dhexmarta Somaliland iyo Spomaaliya, waxaanu guud ahaan Siyaasiyiinta reer Somaliland uga digay wax ...
Monday, March 1, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Wasaarada Maaliyada ku Amray Inay Bixinayso lacagta looga Baahan Yahay Musharxiinta Haweenka Iyo Beelaha La hayb Sooco.
Hargeysa(Mandheeranews)-WAREEGTO MADAXWEYNE, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202 ku go’aamiyey in Xukuumadda Jamhuuriyadda...
Monday, March 1, 2021
-
“Waar hooy dhalinyarooy hadalka oday Ismaaciil ha qaloocinina. Waa sidan nuxurka hadalkiisu:-Ex Wasiir Cali Mareexaan
"Waar hooy dhalinyarooy hadalka oday Ismaaciil ha qaloocinina. Waa sidan nuxurka hadalkiisu:-
"Anigu waxaan aamin sanahay in Soomaalida geeska Afrika aanay kala maarmi karin. Ama Somaliland ha joogto ama Jabuuti ha joogto ...
Saturday, February 27, 2021
-
“Murrashax Xisbigayga Iska Sharaxay Oo Sweden Ka Yimid, Xadhig ayaa Lala Doon doonayaa, isagiina Wuu Baxsaday Meel Uu Ku Dambeeyey Ma Garanayno” Ismaaciil Yare
Hargeysa(Mandheeranews)- Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo ka mid ah Masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in murrashax iska sharaxay Xisbigoodu, uu dhuumalaysi ku jiro, iyada oo ay raadinayaan Ciid...
Saturday, February 27, 2021
-
Taliyaha Booliiska Somaliland oo kulan la qaatay Wariye Hoodo garays Iyo Hooyadeed oo Tacadiyado Ciidamadu u gaysteen
Taliyaha Booliska ee Somaliland ayaa la kulmay Saxafiyad Hoodo Gareys oo dhibane ka ahayd ciidamada Booliska waxaana laysku afgartay qoddobadan.;-
Ugu horayn wuxu taliyuhu si buuxda u uga raalligelinayay dhibaatadii iyo dh...
Thursday, February 25, 2021
Next Page »
|
|