ARTICLES
-
Madaxweyne Biixi Oo Isniinta Berri Hor-tagaya Labada Gole Ee Barlamaanka Somaliland
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Isniinta Berri hor-tagaya labada Gole ee Baarlamaanka.Madaxweynaha ayaa labada Gole ka horjeedin doona Khudbad-sanadeedka...
Sunday, March 7, 2021
-
Xildhibaan U Socday Ka Qaybgalka Aaska Hooyaddii Oo Geeriyootay Badhan
Badhan (Mandheeranews)- Alle ha Naxariistee Marxuum Xildhibaan Cali Dhahar oo ka tirsanaa Aqalka Golaha Wakiiladda Ee Puntland, ayaa ku Geeriyooday Shil Baabuur Maanta, Kadib Markii uu shil gaadh...
Saturday, March 6, 2021
-
Akriso Qoraalka Sababay Mudaharaadka Ardayda Nuuradiin School Qaybta Inamada
Akriso Qoraalka Sababay Mudaharaadka Ardayda Nuuradiin School Qaybta Inamada
DUGSIGA NUURADIIN IYO COVID19
WQ. Xaynoosh
Maahmaah ayaa tidhaahda: nin ceel guntii galay ama ka soo warran a...
Wednesday, March 3, 2021
-
Taliska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Beeniyay Inay Difaaca Dalku Dib U Soo Ruqaansadeen, Farriin Culusna U Diray Shacabka S/land
Tukaraq(Mandheeranews) – Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa beeniyay warar maalmihii u dambaysay la isla dhex marayay oo been abuur ahaa oo sheegaya in Cutubyo ka tirsan Ciidanka ...
Monday, March 1, 2021
-
Siyaasi Jaamac-shabeel Oo Siyaasiyiinta Somaliland Uga Digay Wax Kasta Oo Qaranimada Lid Ku Ah
Hargeysa (Mandheeranews) – Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel),ayaa sheegay in aanay dib u dhici doonin midnimo dhexmarta Somaliland iyo Spomaaliya, waxaanu guud ahaan Siyaasiyiinta ...
Monday, March 1, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Wasaarada Maaliyada ku Amray Inay Bixinayso lacagta looga Baahan Yahay Musharxiinta Haweenka Iyo Beelaha La hayb Sooco.
Hargeysa(Mandheeranews)-WAREEGTO MADAXWEYNE, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202 ku go’aamiy...
Monday, March 1, 2021
-
“Waar hooy dhalinyarooy hadalka oday Ismaaciil ha qaloocinina. Waa sidan nuxurka hadalkiisu:-Ex Wasiir Cali Mareexaan
"Waar hooy dhalinyarooy hadalka oday Ismaaciil ha qaloocinina. Waa sidan nuxurka hadalkiisu:-
"Anigu waxaan aamin sanahay in Soomaalida geeska Afrika aanay kala maarmi karin. Ama Somaliland ha...
Saturday, February 27, 2021
-
“Murrashax Xisbigayga Iska Sharaxay Oo Sweden Ka Yimid, Xadhig ayaa Lala Doon doonayaa, isagiina Wuu Baxsaday Meel Uu Ku Dambeeyey Ma Garanayno” Ismaaciil Yare
Hargeysa(Mandheeranews)- Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo ka mid ah Masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in murrashax iska sharaxay Xisbigoodu, uu dhuumalaysi ku jiro...
Saturday, February 27, 2021
-
Taliyaha Booliiska Somaliland oo kulan la qaatay Wariye Hoodo garays Iyo Hooyadeed oo Tacadiyado Ciidamadu u gaysteen
Taliyaha Booliska ee Somaliland ayaa la kulmay Saxafiyad Hoodo Gareys oo dhibane ka ahayd ciidamada Booliska waxaana laysku afgartay qoddobadan.;-
Ugu horayn wuxu taliyuhu si buuxda u uga raal...
Thursday, February 25, 2021
-
“Xukuumaddu Ahmiyadda Koowaad Ha Siiyo Daryeelka Ciidammada..” Xildhibaan Qabile
Hargeysa(Mandheeranews) – Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa baaq u diray guud ahaan Ciidamada kala duwan ee dalka, waxaanu ugu baaqay inay mar kast...
Thursday, February 25, 2021
-
Xukuumada Oo Xabsiga Usii Dheeraysay Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid Kuna Xadhignaa Madheera!.
Hargeysa(Mandheeranews)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay In muddada ay xidhnaanayaan loo kordhiyey Laba Musharrax Oo xisbigaasi ka sharraxan, kuwaasi oo Xabsiga Mandheera loo Taxaabay ...
Sunday, February 21, 2021
-
Hogaamiyeyaasha Tigrayga oo Shuruudo Ku Xidhay Wada Hadalo ay la galaan Dawladda Itoobiya.
In ciidammadii Eriteriya lagala baxo Tigreega. Inkasta oo ay Labada dal ee Itoobiya iyo Eriteriya ayaa beeniyay ku lug lahaanshaha Eritrea ee colaadda Tigray.
Ka bixitaanka "xoogaggii kale ee ...
Saturday, February 20, 2021
-
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Xaalada Qasan Ee Ka Taagan Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Mandheeranews)-Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacayay xalay iyo saakay oo jimco ah.Waxay ugu baaqeen deganaan iyo is xakameyn dhin...
Friday, February 19, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filayo Inuu Isku Shaandhayn Ku Sameeyo Golaha Xukuumaddiisa.
Hargeysa (Mandheeranews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa in maalmaha soo socda amma toddobaadyada foodda innagu soo haya inuu isku shaandneyn ku s...
Monday, February 15, 2021
-
Dadweynaha Xaafada Cabaaye oo ka Gadooday Waddo Kab-kab ah oo Dawlada hoose ee Hargeysa ka Dhisayso.
Hargeysa(Mandheeranews)-Dadweynaha ku dhaqan Xaafada Cabaaye ee Magaalada Hargeysa, ayaa ka gadooday Waddo gacanku Rimis ay ku sheegeen oo ay dawlada hoose ee Hargeysa hada ka wado dhismaheeda Xa...
Sunday, February 14, 2021
-
Culimada iyo Madaxdu Dadka Maxay Dheer Yihiin!. Qalinkii Professor Cabdi Cali Jaamac.
Horta ma ogtahay in diinta Islaamku tahay diintii ugu horaysay ee wadaadka diinta awooddiisa dhintay; waad ogtihiin Illaa immika awoodda wadaadka diinta Kiristaanka; sidoo kale waa diintii u hora...
Sunday, February 14, 2021
-
Xisbiga Ucid Oo War murtiyeed kasoo Saartay Maalinta uu Xidhmayo Liiska Murashaxiinta
Gudoomiyaha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee Ucid ayaa maanta ku dhawaaqay War murtiyeed u dhignaa in 25 bishan 2aad ay ku eeg tahay Soo gudbinta araajidii Musharaxiintu Sidoo kalena 10 ka bish...
Sunday, February 14, 2021
-
Ciidamo Ka tirsan Booliiska Somaliland oo Is-rasaasayni Ku dhexmartay Dhul ku yaala Bariga Magaalada Hargeysa iyo Fadeexada dul hoganaysa Taliye Dabogalle
Muran Dhul Ku Yaala Waqooyi-bari Hargeysa oo Sababay Inay Saraakil Ciiidan Boolis la Kala Saftan iyo Iska Hor-imaad Ciidan oo Sababay Is Rasaasayn Xoogan…Fadeexado Dul-hoganaya Hoggaanka sare e...
Wednesday, January 27, 2021
-
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Xilkii u kala Wareejiyey Agaasimihii hore Ee Wasaarada Beeraha iyo Agaasimaha Cusub
Hargeysa (Mandheeranews) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed, ayaa Maanta xilka u kala wareejiyey Agaasimaha guud ee cuusb Rooble Cabdi Muuse iyo Agaasimihii hor...
Saturday, January 16, 2021
-
Madaxweynaha Dalka Uganda oo markii 6aad ku guuleystay Doorashadii Madaxtooyada
Madaxweyna dalka Uganda ayaa markii 6aad ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada dalkaasi Shacabka Dalkaas Ayaa Madaxwaynahooda Markii 6aad U Muujiyay Jacaylka Ay U Hayaan Innuu Waddanka Sii Hoga...
Saturday, January 16, 2021
-
Golaha Wakiilada JSL oo Aqlabiyad ku Ansixiyey Xeerka Dekedaha Somaliland… Said Hassan
Hargeysa(Mandheeranews)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Maanta Cod Aqlabiyada ku anxiyey Xeerka Haayada Dekedaha Somaliland oo Maalmihii u dambeeyey ay ka doodayeen X...
Saturday, January 16, 2021
More Articles
|
LATEST NEWS
-
Madaxweyne Biixi Oo Isniinta Berri Hor-tagaya Labada Gole Ee Barlamaanka Somaliland
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Isniinta Berri hor-tagaya labada Gole ee Baarlamaanka.Madaxweynaha ayaa labada Gole ka horjeedin doona Khudbad-sanadeedka Dastuuriga ah, taasi oo uu si...
Sunday, March 7, 2021
-
Xildhibaan U Socday Ka Qaybgalka Aaska Hooyaddii Oo Geeriyootay Badhan
Badhan (Mandheeranews)- Alle ha Naxariistee Marxuum Xildhibaan Cali Dhahar oo ka tirsanaa Aqalka Golaha Wakiiladda Ee Puntland, ayaa ku Geeriyooday Shil Baabuur Maanta, Kadib Markii uu shil gaadhi ku galay inta u dhaxaysa Dee...
Saturday, March 6, 2021
-
Akriso Qoraalka Sababay Mudaharaadka Ardayda Nuuradiin School Qaybta Inamada
Akriso Qoraalka Sababay Mudaharaadka Ardayda Nuuradiin School Qaybta Inamada
DUGSIGA NUURADIIN IYO COVID19
WQ. Xaynoosh
Maahmaah ayaa tidhaahda: nin ceel guntii galay ama ka soo warran ama ku dun. Waxa aan qormadan i...
Wednesday, March 3, 2021
-
KULMIYE Iyo WADDANI Oo Loollan Culusi Ku Dhex Marayo Gobolka Awdal Iyo Shaxda Deegaamaysan Ee Mid Waliba Tartanka Doorashada Ku Galayo
Borama(Mandheeranews)- Loollanka marba is-muquuninta Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI ee Gobolka Awdal, ayaa galay wajigii ugu dambeeyey ee ay ku kala calaf qaadayeen labada Xisbi ee ay kala hoggaaminayaan Madaxweyne Muuse Bii...
Monday, March 1, 2021
-
Taliska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Beeniyay Inay Difaaca Dalku Dib U Soo Ruqaansadeen, Farriin Culusna U Diray Shacabka S/land
Tukaraq(Mandheeranews) – Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa beeniyay warar maalmihii u dambaysay la isla dhex marayay oo been abuur ahaa oo sheegaya in Cutubyo ka tirsan Ciidanka ku sugan jiidda hore ee Tukara...
Monday, March 1, 2021
-
Siyaasi Jaamac-shabeel Oo Siyaasiyiinta Somaliland Uga Digay Wax Kasta Oo Qaranimada Lid Ku Ah
Hargeysa (Mandheeranews) – Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel),ayaa sheegay in aanay dib u dhici doonin midnimo dhexmarta Somaliland iyo Spomaaliya, waxaanu guud ahaan Siyaasiyiinta reer Somaliland uga digay wax ...
Monday, March 1, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Wasaarada Maaliyada ku Amray Inay Bixinayso lacagta looga Baahan Yahay Musharxiinta Haweenka Iyo Beelaha La hayb Sooco.
Hargeysa(Mandheeranews)-WAREEGTO MADAXWEYNE, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202 ku go’aamiyey in Xukuumadda Jamhuuriyadda...
Monday, March 1, 2021
-
“Waar hooy dhalinyarooy hadalka oday Ismaaciil ha qaloocinina. Waa sidan nuxurka hadalkiisu:-Ex Wasiir Cali Mareexaan
"Waar hooy dhalinyarooy hadalka oday Ismaaciil ha qaloocinina. Waa sidan nuxurka hadalkiisu:-
"Anigu waxaan aamin sanahay in Soomaalida geeska Afrika aanay kala maarmi karin. Ama Somaliland ha joogto ama Jabuuti ha joogto ...
Saturday, February 27, 2021
-
“Murrashax Xisbigayga Iska Sharaxay Oo Sweden Ka Yimid, Xadhig ayaa Lala Doon doonayaa, isagiina Wuu Baxsaday Meel Uu Ku Dambeeyey Ma Garanayno” Ismaaciil Yare
Hargeysa(Mandheeranews)- Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo ka mid ah Masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in murrashax iska sharaxay Xisbigoodu, uu dhuumalaysi ku jiro, iyada oo ay raadinayaan Ciid...
Saturday, February 27, 2021
-
Taliyaha Booliiska Somaliland oo kulan la qaatay Wariye Hoodo garays Iyo Hooyadeed oo Tacadiyado Ciidamadu u gaysteen
Taliyaha Booliska ee Somaliland ayaa la kulmay Saxafiyad Hoodo Gareys oo dhibane ka ahayd ciidamada Booliska waxaana laysku afgartay qoddobadan.;-
Ugu horayn wuxu taliyuhu si buuxda u uga raalligelinayay dhibaatadii iyo dh...
Thursday, February 25, 2021
-
UCID Oo Sheegay In Cabsi Xukuumadda Laga Qabaa Soo Food-saartay Musharraxiin Doonayey Inay Isa Soo Sharraxaan
9 Qof Oo Boorama Ugu xidhan ‘Maxaad Hebel u sharraxdeen’
Boorama (Mandheeranews) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ku eedeeyay inuu faro-geli...
Thursday, February 25, 2021
-
“Xukuumaddu Ahmiyadda Koowaad Ha Siiyo Daryeelka Ciidammada..” Xildhibaan Qabile
Hargeysa(Mandheeranews) – Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa baaq u diray guud ahaan Ciidamada kala duwan ee dalka, waxaanu ugu baaqay inay mar kasta dulqaad iyo masuuliyad muuji...
Thursday, February 25, 2021
-
“Warqadii Dembi La’aanta ee CID-da Laga Qaadan Jiray, Waxa loo Wareejiyey Xeer Ilaalinta, waana caqabad cusub” Cabdiqaadir Jirde
Hargeysa(Mandheeranews)- Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in warqadii dembi la'aanta ee Murrashaxiintu ka qaadan jireen Laanta Dembi baadhista ee CID-da loo wareejiyey dhinaca Xeer Ilaalinta Guud oo halkaas bixinayso warqada dem...
Thursday, February 25, 2021
-
Xukuumada Oo Xabsiga Usii Dheeraysay Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid Kuna Xadhignaa Madheera!.
Hargeysa(Mandheeranews)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay In muddada ay xidhnaanayaan loo kordhiyey Laba Musharrax Oo xisbigaasi ka sharraxan, kuwaasi oo Xabsiga Mandheera loo Taxaabay 8-dii bishan February.Xoghayah...
Sunday, February 21, 2021
-
Hogaamiyeyaasha Tigrayga oo Shuruudo Ku Xidhay Wada Hadalo ay la galaan Dawladda Itoobiya.
In ciidammadii Eriteriya lagala baxo Tigreega. Inkasta oo ay Labada dal ee Itoobiya iyo Eriteriya ayaa beeniyay ku lug lahaanshaha Eritrea ee colaadda Tigray.
Ka bixitaanka "xoogaggii kale ee soo duulay". Ciidamada Amxaara...
Saturday, February 20, 2021
-
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Xaalada Qasan Ee Ka Taagan Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Mandheeranews)-Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacayay xalay iyo saakay oo jimco ah.Waxay ugu baaqeen deganaan iyo is xakameyn dhinacyada ay khuseyso, waxa ay bo...
Friday, February 19, 2021
-
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Bilawday Diiwaan-gelinta Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargaysa
Hargeysa (Mandheeranews) – Munaasibadda daah-furka diwaangalinta shaqaalaha Dawlada Hoose ee Hargaysa ayaa lagu qabtay Dawladda Hoose, waxaana kasoo qeybgalay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha, gudoomiyaha Hay...
Monday, February 15, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filayo Inuu Isku Shaandhayn Ku Sameeyo Golaha Xukuumaddiisa.
Hargeysa (Mandheeranews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa in maalmaha soo socda amma toddobaadyada foodda innagu soo haya inuu isku shaandneyn ku sameeyo Golaha Xukuumaddisa.
...
Monday, February 15, 2021
-
Dadweynaha Xaafada Cabaaye oo ka Gadooday Waddo Kab-kab ah oo Dawlada hoose ee Hargeysa ka Dhisayso.
Hargeysa(Mandheeranews)-Dadweynaha ku dhaqan Xaafada Cabaaye ee Magaalada Hargeysa, ayaa ka gadooday Waddo gacanku Rimis ay ku sheegeen oo ay dawlada hoose ee Hargeysa hada ka wado dhismaheeda Xaafadaas.Dadweynaha ayaa ka cab...
Sunday, February 14, 2021
-
Culimada iyo Madaxdu Dadka Maxay Dheer Yihiin!. Qalinkii Professor Cabdi Cali Jaamac.
Horta ma ogtahay in diinta Islaamku tahay diintii ugu horaysay ee wadaadka diinta awooddiisa dhintay; waad ogtihiin Illaa immika awoodda wadaadka diinta Kiristaanka; sidoo kale waa diintii u horaysay ee dhintay awoodda qofka ...
Sunday, February 14, 2021
-
Xisbiga Ucid Oo War murtiyeed kasoo Saartay Maalinta uu Xidhmayo Liiska Murashaxiinta
Gudoomiyaha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee Ucid ayaa maanta ku dhawaaqay War murtiyeed u dhignaa in 25 bishan 2aad ay ku eeg tahay Soo gudbinta araajidii Musharaxiintu Sidoo kalena 10 ka bisha 3 aad ayaa lakala Hufi doona...
Sunday, February 14, 2021
-
Hirdanka Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ee Cusub oo kasii bilaabmay Gobolka Sool iyo Murashaxiinta Fooda isdari doonta.
Hirdinka Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Xilli hore Bilaabmay
Hirdanka loogu jiro cidda noqon doonta Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee la filayo in ay shacabku soo doortaan dhammaadka bisha May 2021-ka, ayaa u muuqda inu...
Sunday, February 14, 2021
-
Deg deg Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo hadda Geeryooday
Alle ha u naxariisto waxa Magaalada Hargeysa ku Geeryooday Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilqaadir oo ahaa suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland
...
Friday, February 12, 2021
-
Ciidamo Ka tirsan Booliiska Somaliland oo Is-rasaasayni Ku dhexmartay Dhul ku yaala Bariga Magaalada Hargeysa iyo Fadeexada dul hoganaysa Taliye Dabogalle
Muran Dhul Ku Yaala Waqooyi-bari Hargeysa oo Sababay Inay Saraakil Ciiidan Boolis la Kala Saftan iyo Iska Hor-imaad Ciidan oo Sababay Is Rasaasayn Xoogan…Fadeexado Dul-hoganaya Hoggaanka sare ee Booliska.
Hargeysa(Mandhe...
Wednesday, January 27, 2021
-
Wararkii ugu Dambeeyey Eee dagaalada ka Socda Belled-xawo
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Beledxaawa.
-Dagaalka wuxuu markii hore ka socday laba aag oo kala ah gudaha Magaalada iyo buurta, wuxuuna hadda ka socdaa gudaha magaalada, gaar ahaan xarunta Hormuud
-Waxaa la sheega...
Monday, January 25, 2021
-
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Shaqaalaysiyey Inantii Yarayd Ee Xadgudubka ay Gabadhu u geysatay
Maamulka Baanka dhexe Somaliland ayaa shaaciyay in shaqaale rasmiya ay ka dhigeen Ayaan Maxamed Yuusuf, oo ah gabadh oo qof Dumar oo ay u shaqanaysay muuqaal la dhibsaday Hargeysa kaga duubtay.
Baanka ayaa soo saaray qoraa...
Sunday, January 17, 2021
More News
|
TOP NEWS
|
VIDEOS
|