ARTICLES
-
Xukuumada Oo Xabsiga Usii Dheeraysay Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid Kuna Xadhignaa Madheera!.
Hargeysa(Mandheeranews)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay In muddada ay xidhnaanayaan loo kordhiyey Laba Musharrax Oo xisbigaasi ka sharraxan, kuwaasi oo Xabsiga Mandheera loo Taxaabay ...
Sunday, February 21, 2021
-
Hogaamiyeyaasha Tigrayga oo Shuruudo Ku Xidhay Wada Hadalo ay la galaan Dawladda Itoobiya.
In ciidammadii Eriteriya lagala baxo Tigreega. Inkasta oo ay Labada dal ee Itoobiya iyo Eriteriya ayaa beeniyay ku lug lahaanshaha Eritrea ee colaadda Tigray.
Ka bixitaanka "xoogaggii kale ee ...
Saturday, February 20, 2021
-
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Xaalada Qasan Ee Ka Taagan Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Mandheeranews)-Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacayay xalay iyo saakay oo jimco ah.Waxay ugu baaqeen deganaan iyo is xakameyn dhin...
Friday, February 19, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filayo Inuu Isku Shaandhayn Ku Sameeyo Golaha Xukuumaddiisa.
Hargeysa (Mandheeranews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa in maalmaha soo socda amma toddobaadyada foodda innagu soo haya inuu isku shaandneyn ku s...
Monday, February 15, 2021
-
Dadweynaha Xaafada Cabaaye oo ka Gadooday Waddo Kab-kab ah oo Dawlada hoose ee Hargeysa ka Dhisayso.
Hargeysa(Mandheeranews)-Dadweynaha ku dhaqan Xaafada Cabaaye ee Magaalada Hargeysa, ayaa ka gadooday Waddo gacanku Rimis ay ku sheegeen oo ay dawlada hoose ee Hargeysa hada ka wado dhismaheeda Xa...
Sunday, February 14, 2021
-
Culimada iyo Madaxdu Dadka Maxay Dheer Yihiin!. Qalinkii Professor Cabdi Cali Jaamac.
Horta ma ogtahay in diinta Islaamku tahay diintii ugu horaysay ee wadaadka diinta awooddiisa dhintay; waad ogtihiin Illaa immika awoodda wadaadka diinta Kiristaanka; sidoo kale waa diintii u hora...
Sunday, February 14, 2021
-
Xisbiga Ucid Oo War murtiyeed kasoo Saartay Maalinta uu Xidhmayo Liiska Murashaxiinta
Gudoomiyaha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee Ucid ayaa maanta ku dhawaaqay War murtiyeed u dhignaa in 25 bishan 2aad ay ku eeg tahay Soo gudbinta araajidii Musharaxiintu Sidoo kalena 10 ka bish...
Sunday, February 14, 2021
-
Ciidamo Ka tirsan Booliiska Somaliland oo Is-rasaasayni Ku dhexmartay Dhul ku yaala Bariga Magaalada Hargeysa iyo Fadeexada dul hoganaysa Taliye Dabogalle
Muran Dhul Ku Yaala Waqooyi-bari Hargeysa oo Sababay Inay Saraakil Ciiidan Boolis la Kala Saftan iyo Iska Hor-imaad Ciidan oo Sababay Is Rasaasayn Xoogan…Fadeexado Dul-hoganaya Hoggaanka sare e...
Wednesday, January 27, 2021
-
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Xilkii u kala Wareejiyey Agaasimihii hore Ee Wasaarada Beeraha iyo Agaasimaha Cusub
Hargeysa (Mandheeranews) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed, ayaa Maanta xilka u kala wareejiyey Agaasimaha guud ee cuusb Rooble Cabdi Muuse iyo Agaasimihii hor...
Saturday, January 16, 2021
-
Madaxweynaha Dalka Uganda oo markii 6aad ku guuleystay Doorashadii Madaxtooyada
Madaxweyna dalka Uganda ayaa markii 6aad ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada dalkaasi Shacabka Dalkaas Ayaa Madaxwaynahooda Markii 6aad U Muujiyay Jacaylka Ay U Hayaan Innuu Waddanka Sii Hoga...
Saturday, January 16, 2021
-
Golaha Wakiilada JSL oo Aqlabiyad ku Ansixiyey Xeerka Dekedaha Somaliland… Said Hassan
Hargeysa(Mandheeranews)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Maanta Cod Aqlabiyada ku anxiyey Xeerka Haayada Dekedaha Somaliland oo Maalmihii u dambeeyey ay ka doodayeen X...
Saturday, January 16, 2021
-
Qoomiyada Canfarta ee Dalka Itoobiya oo Dagaalo Xoogan kuso qaaday degaanka Ismaamulka Somaalida Itoobiya iyo degaano dhawr ah oo ay la-waregeen.
Qoomiyada canfarta oo ka mida qoomiyadaha Dalka Itoobiya kuwa ugu tirada yar aya waayahan danbe Dagaalo xoogan oo is-daba jooga ah ku haysa Somaalida degan gobolka is-maamulka Somaalida degan kil...
Monday, January 11, 2021
-
19 Dawladood Oo Ay Dumarku Hoggaamiyaan Iyo Natiijada Yaabka Leh Ee Ka Dhalatay Hoggaanka Dheddiga
Taariikhda Maraykanka ee 240 ka ee sano ka weyn waxaa markii ugu horreysay madaxweyne ku xigeen noqonaysa gabadh, waxaa iyaduna xusid mudan in ay tahay gabadhii ugu horreysay ee madow ah ee mansa...
Monday, January 11, 2021
-
Shirkada Diyaaradaha Ee uganda airlines oo Duulimaad Cusub ka bilaabmaysa Somaliland
Shirkadda Diyaaraddaha ee Uganda Airlines ayaa sheegtay in ay duulimaadyo cusub ka bilaabi doonto wadamo ay ku jirto Somaliland,iyada oo diyaarad cusub kusoo kordhin doonta diyaaradeheeda bishan ...
Wednesday, January 6, 2021
-
Wasiirka Deegaanka Jsl Oo Ka Hadashay Qorshe Ay Wadday Oo Ay Fulintiisa Ku Fashilantay…
Hargeysa(Mandheeranews)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysey sheegtay inay awoodi wayday inay wax ka qabato Bacda oo dhibaato badan ku haysa deegaanka.Xukuumaddu waxay sheegtay in 5-t...
Wednesday, December 30, 2020
-
Labo Wiil Oo nafwaayey Qarax mino Duleedka Magaalada Berbera
Berbera (Mandheeranews) – Laba Wiil oo Walaalo ahaa, ayaa ku dhintay galbeedka Magaalada Berbera, ka dib markii ay ku qaraxday Miino ay ku ciyaarayeen oo sida la sheegay ay galiyeen dab Cunto l...
Wednesday, December 30, 2020
-
Itoobiya Maxay Uga Shakiday Safarkii Madaxwaynaha Somaliland Ee Jabuuti?Siyaasi Cali Guray.
Madaxwayne Muuse Biixi In kasta oo sidii caadada u ahayd si Rasmi ah aanu waxba uga sheegin safarkiisa Jabuuti hadana waynu ogayn sidii deg degga ahayd ee uu ku ambabaxay ka dib Dhamaadkii shirki...
Wednesday, December 30, 2020
-
Somaliland Iyo Jabuuti Oo Lix Sanadood Ka Dib, Si Rasmiya Iskugu Furay Xuduudka Ay Wadaagaan
Lowyacaddo (Mandheeranews) – Dawladaha Somalland iyo Jabuuti, ayaa Shalay lix sanadood ka dib Xuduudka isugu furay si rasmiya.
Dawladda Jabuuti ayaa xuduudka ay la leedahay Somaliland xidhay...
Tuesday, December 29, 2020
-
Siyaasi Cabdillaahi-dirawal Oo Dhaliilay Midhaha Safarkii Madaxweyne Biixi Ee Dalka Kenya
Hargeysa (Mandheeranews) – Siyaasiga Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dirawal) ayaa ka hadlay Safarkii Madaxweynaha Somaliland ku tagay dalka Kenya, aamusnaanta Xukuumadda ee Xaaladda ka taagan dalka...
Saturday, December 19, 2020
-
“Doorasho ku sheega Xamar ka. Socda iyo Halista uu u horseedi karro Bulshada Reer Somalia” Cali Maxamed Warran-cadde
Somalia oo muddo dheer la daalaa dhacaysay Dagaalo aad u Naafeeyey Shacabka ku dhaqan Somalia, waxaa maantana muuqda in Maamulka Somalia in uu Bulshadaa ku Jiheeyey Muran Doorasho oo Horseedi kar...
Friday, November 20, 2020
-
Tigreega Oo Sheegay Tirada Ay Ka Dileen Ciidamada Itoobiya, Ereteriya Oo La Safatay Dawladda Iyo Shirqoolka Itoobiya Ku Eedaysay 17 Sarkaal Oo Ciidamadeeda Ka Mid Ahaa
Mekele,(Mandheeranews)- Guddoomiyaha Xoogagga Tigreega TPLF ee dagaalka qadhaadh kula jira ciidamada Federaalka Itoobiya Dr. Debretsion Gebre Michael ayaa sheegay in Deegaankiisa Tigraay ay Jil...
Thursday, November 12, 2020
More Articles
|
LATEST NEWS
-
Xukuumada Oo Xabsiga Usii Dheeraysay Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid Kuna Xadhignaa Madheera!.
Hargeysa(Mandheeranews)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay In muddada ay xidhnaanayaan loo kordhiyey Laba Musharrax Oo xisbigaasi ka sharraxan, kuwaasi oo Xabsiga Mandheera loo Taxaabay 8-dii bishan February.Xoghayah...
Sunday, February 21, 2021
-
Hogaamiyeyaasha Tigrayga oo Shuruudo Ku Xidhay Wada Hadalo ay la galaan Dawladda Itoobiya.
In ciidammadii Eriteriya lagala baxo Tigreega. Inkasta oo ay Labada dal ee Itoobiya iyo Eriteriya ayaa beeniyay ku lug lahaanshaha Eritrea ee colaadda Tigray.
Ka bixitaanka "xoogaggii kale ee soo duulay". Ciidamada Amxaara...
Saturday, February 20, 2021
-
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Xaalada Qasan Ee Ka Taagan Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Mandheeranews)-Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacayay xalay iyo saakay oo jimco ah.Waxay ugu baaqeen deganaan iyo is xakameyn dhinacyada ay khuseyso, waxa ay bo...
Friday, February 19, 2021
-
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Bilawday Diiwaan-gelinta Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargaysa
Hargeysa (Mandheeranews) – Munaasibadda daah-furka diwaangalinta shaqaalaha Dawlada Hoose ee Hargaysa ayaa lagu qabtay Dawladda Hoose, waxaana kasoo qeybgalay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha, gudoomiyaha Hayâ€...
Monday, February 15, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filayo Inuu Isku Shaandhayn Ku Sameeyo Golaha Xukuumaddiisa.
Hargeysa (Mandheeranews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa in maalmaha soo socda amma toddobaadyada foodda innagu soo haya inuu isku shaandneyn ku sameeyo Golaha Xukuumaddisa.
...
Monday, February 15, 2021
-
Dadweynaha Xaafada Cabaaye oo ka Gadooday Waddo Kab-kab ah oo Dawlada hoose ee Hargeysa ka Dhisayso.
Hargeysa(Mandheeranews)-Dadweynaha ku dhaqan Xaafada Cabaaye ee Magaalada Hargeysa, ayaa ka gadooday Waddo gacanku Rimis ay ku sheegeen oo ay dawlada hoose ee Hargeysa hada ka wado dhismaheeda Xaafadaas.Dadweynaha ayaa ka cab...
Sunday, February 14, 2021
-
Culimada iyo Madaxdu Dadka Maxay Dheer Yihiin!. Qalinkii Professor Cabdi Cali Jaamac.
Horta ma ogtahay in diinta Islaamku tahay diintii ugu horaysay ee wadaadka diinta awooddiisa dhintay; waad ogtihiin Illaa immika awoodda wadaadka diinta Kiristaanka; sidoo kale waa diintii u horaysay ee dhintay awoodda qofka ...
Sunday, February 14, 2021
-
Xisbiga Ucid Oo War murtiyeed kasoo Saartay Maalinta uu Xidhmayo Liiska Murashaxiinta
Gudoomiyaha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee Ucid ayaa maanta ku dhawaaqay War murtiyeed u dhignaa in 25 bishan 2aad ay ku eeg tahay Soo gudbinta araajidii Musharaxiintu Sidoo kalena 10 ka bisha 3 aad ayaa lakala Hufi doona...
Sunday, February 14, 2021
-
Hirdanka Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ee Cusub oo kasii bilaabmay Gobolka Sool iyo Murashaxiinta Fooda isdari doonta.
Hirdinka Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Xilli hore Bilaabmay
Hirdanka loogu jiro cidda noqon doonta Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee la filayo in ay shacabku soo doortaan dhammaadka bisha May 2021-ka, ayaa u muuqda inu...
Sunday, February 14, 2021
-
Deg deg Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo hadda Geeryooday
Alle ha u naxariisto waxa Magaalada Hargeysa ku Geeryooday Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilqaadir oo ahaa suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland
...
Friday, February 12, 2021
-
Ciidamo Ka tirsan Booliiska Somaliland oo Is-rasaasayni Ku dhexmartay Dhul ku yaala Bariga Magaalada Hargeysa iyo Fadeexada dul hoganaysa Taliye Dabogalle
Muran Dhul Ku Yaala Waqooyi-bari Hargeysa oo Sababay Inay Saraakil Ciiidan Boolis la Kala Saftan iyo Iska Hor-imaad Ciidan oo Sababay Is Rasaasayn Xoogan…Fadeexado Dul-hoganaya Hoggaanka sare ee Booliska.
Hargeysa(Mandhe...
Wednesday, January 27, 2021
-
Wararkii ugu Dambeeyey Eee dagaalada ka Socda Belled-xawo
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Beledxaawa.
-Dagaalka wuxuu markii hore ka socday laba aag oo kala ah gudaha Magaalada iyo buurta, wuxuuna hadda ka socdaa gudaha magaalada, gaar ahaan xarunta Hormuud
-Waxaa la sheega...
Monday, January 25, 2021
-
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Shaqaalaysiyey Inantii Yarayd Ee Xadgudubka ay Gabadhu u geysatay
Maamulka Baanka dhexe Somaliland ayaa shaaciyay in shaqaale rasmiya ay ka dhigeen Ayaan Maxamed Yuusuf, oo ah gabadh oo qof Dumar oo ay u shaqanaysay muuqaal la dhibsaday Hargeysa kaga duubtay.
Baanka ayaa soo saaray qoraa...
Sunday, January 17, 2021
-
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Xilkii u kala Wareejiyey Agaasimihii hore Ee Wasaarada Beeraha iyo Agaasimaha Cusub
Hargeysa (Mandheeranews) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed, ayaa Maanta xilka u kala wareejiyey Agaasimaha guud ee cuusb Rooble Cabdi Muuse iyo Agaasimihii hore ee Wasaaradda Beeraha Dr. Ax...
Saturday, January 16, 2021
-
Madaxweynaha Dalka Uganda oo markii 6aad ku guuleystay Doorashadii Madaxtooyada
Madaxweyna dalka Uganda ayaa markii 6aad ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada dalkaasi Shacabka Dalkaas Ayaa Madaxwaynahooda Markii 6aad U Muujiyay Jacaylka Ay U Hayaan Innuu Waddanka Sii Hogaamiyo Sannadaha Kale Ee Innagu...
Saturday, January 16, 2021
-
Golaha Wakiilada JSL oo Aqlabiyad ku Ansixiyey Xeerka Dekedaha Somaliland… Said Hassan
Hargeysa(Mandheeranews)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Maanta Cod Aqlabiyada ku anxiyey Xeerka Haayada Dekedaha Somaliland oo Maalmihii u dambeeyey ay ka doodayeen Xildhibaanada goluhu.Kal-fadhig...
Saturday, January 16, 2021
-
60 Saacadood Dhakhtar Mayd Ku Baadhnaayay Sariirta ICU-ga, Cisbitaalka Hargaysa Ku Yaalla!!!/ Waxa Qoray Maxamed Sadiiq Dhamme.
Marxuumka oo xanuun sanbabada ahi haleelay ayaa la soo dhigay cusbitaalada gaarka loo leeyahay mid ka mida waxa loo keenay si loola tacaalo xaaladiisa caafimaada, waxase taagnayd ajashiisa oo aan calaf u laabnayn. Qoysku waxa...
Thursday, January 14, 2021
-
Qoomiyada Canfarta ee Dalka Itoobiya oo Dagaalo Xoogan kuso qaaday degaanka Ismaamulka Somaalida Itoobiya iyo degaano dhawr ah oo ay la-waregeen.
Qoomiyada canfarta oo ka mida qoomiyadaha Dalka Itoobiya kuwa ugu tirada yar aya waayahan danbe Dagaalo xoogan oo is-daba jooga ah ku haysa Somaalida degan gobolka is-maamulka Somaalida degan kilalka Shanaad ee Itoobiya oo ay...
Monday, January 11, 2021
-
Waa Kuma Wasiirka Deegaan Ahaan Baddalka U Noqday Wasiirad Hinda Jaamac Xirsi
Hargeysa (Mandheeranews)- Kadib Markii Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi uu shalay Xilka si rasmi ah uga qaaday Wasiirkii Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Jamhuuriyadda Somaliland Mar...
Monday, January 11, 2021
-
19 Dawladood Oo Ay Dumarku Hoggaamiyaan Iyo Natiijada Yaabka Leh Ee Ka Dhalatay Hoggaanka Dheddiga
Taariikhda Maraykanka ee 240 ka ee sano ka weyn waxaa markii ugu horreysay madaxweyne ku xigeen noqonaysa gabadh, waxaa iyaduna xusid mudan in ay tahay gabadhii ugu horreysay ee madow ah ee mansabkaas gaadha. Waa Kamala Harri...
Monday, January 11, 2021
-
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Wakhti Wanaagsan La Qaatay Reer Ceerigaabo, Kana Shaaheeyey Makhaayadda Shaaha Caano Geelaha Ee Xeella.
Ceerigaabo(Mandheeranews)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa Maanta Wakhti Wanaagsan La Qaatay Dadweynaha Reer Ceerigaabo ee Xaruunta Gobolka Sanaag.Weftiga uu hoga...
Monday, January 11, 2021
-
Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Hoggaan Xumo Ka Jirta Dalku Ay Horseeday In Soomaaliya Sheegato Somaliland
Hargeysa (Mandheeranews)– Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay sheegay inay Somaliland hayso hoggaan xumo.
Faysal oo ka hadlayey Munaasibad lagu qabtay Magaalada Ceerigaabo, aya...
Monday, January 11, 2021
-
Maamulka Puntland Oo Doonaysa Inay Carqaladayso Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Ee Laga Bilaabay Bariga Gobolka Sanaag.
Akhri;Magacyada Degmooyin Puntland sheegtay in aanay ogolaan doonin in diwaangelinta laga sameeyo
Sanaag (Xogreebnews)-Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed Puntland, ayaa la sheegay inuu doonayo inuu carqaladeeyo Diwaangelinta ...
Monday, January 11, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo magacaabis iyo xil ka qaadis sameeyay.
Madaxweynaha Somaliland oo Soo Saaray wareegto Xilkaqaadis iyo Magacabis ah
Akhriso faahfaahinta:
Wareegto Madaxweyne
UJEEDDO: XIL KA-QAADISKu: Hinda Jaamac Xirsi MaxamedWasiirkii Hore ee Wasiirka Wasaaradda Shaqo-ga...
Sunday, January 10, 2021
-
Shaqaale-weynaha iyo Masuuliyiinta Shirkada Daabacada ee Sagal-jet oo Xalay Qabsaday Xaflad Sannadeedkii 2020
Hargeysa(Mandheeranews )- Shirkada Daabacada ee Sagal-jet Campany, ayaa xalay Xaflad Sannadeed u samaysay Shaqaale weynaha Shirkada Sagal-jet.Munaasibad Balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen haldoor kala duwan oo ka Tirsan Xisbiya...
Saturday, January 9, 2021
-
Shirkada Diyaaradaha Ee uganda airlines oo Duulimaad Cusub ka bilaabmaysa Somaliland
Shirkadda Diyaaraddaha ee Uganda Airlines ayaa sheegtay in ay duulimaadyo cusub ka bilaabi doonto wadamo ay ku jirto Somaliland,iyada oo diyaarad cusub kusoo kordhin doonta diyaaradeheeda bishan aynu ku jirno.
Diyaaradda s...
Wednesday, January 6, 2021
More News
|
TOP NEWS
|
VIDEOS
|