MANDHEERANEWS.COM
Akhriso Xogta Qarsoon”Shirkada ganacsade Al Jaabiri Xoolaha Maxjarkooda Lagu Caafimaadiyey,Sharcigeebay Kaga Dhoofinayaan Dekadda Berbera?
July 15, 2019 - Written by mandheera news

Shirkada Carbeed ee ganacsade Saleebaan All Jaabiri Sharcigee Ku Dhoofinaysaa Xoolaha Laga raro Dekada Berbera”

Berbera(Mandheeranews)-Ganacsadahan carbeed ee Saleeban Aljaabiri Shirkadiisu waa mid mudo badan ku dhex jirtay ganacsiga xoolaha, Waxaanu jaanis wanaagsan helay Sanandkii 2008 Xiligaasi oo uu ku guulaystay in uu dib usoo furo Dhoofka Xoolaha oo xidhnaa mudo ku dhow sideed sanadadood,

Hadaynu dib uyar noqono sideedii sano ee dhoofka xooluhu ka xidhnaayeen dalka sucuudiga waxaa ka fa,iidaystay dalka jabuuti iyo ganacsadaha kale ee carbeed e All yaasir oo xoolaha ka rari jiray dalka jabuuti,

Hadaba ganacsadha carbeed ee Saleeban Aljaabiri Isna Wuxuu Kooto ku xidhay xoolaha ka Dhoofa Berbera mudo dhowr sano ah markii u sameeyay maxjarkii ugu horeeyay ee xoolaha lagu Caafimaadiyo kaas oo shahaadadiisa caafimaadka xoolaha sharci ka ahayd wadmada khaliijka oo dhan,

Gancsadae Alljaabiri xaalada Adag ee iminka ka taagan dhoofka xoolaha ee xukumada farmaajo siyaadayasay wuxuu isku dayay in uu furdaamiyo oo xeelado qarsoon ku dayo laakiin wali umay suura galin,

Wararka ugu danbeeyay ee laga hellayo illo xog ogaala ayaa sheegaya in shirkada all jaabiri damacday inay khiyaamo ku rarto xoolaha ka dhoofa dekada berber waxaana la sheegay in uu soo qaatay warqadii ay xukuumada xamar sucuudiga dhegta u saaratay sidoo kalena uu qaato warqada caafimaadka xooaha ee laga bixiyo xafiiska wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland ee berbera kadibna uu sidaa ku rarto xoolihiisa ha yeeshee uu ku dajin doono waraaqaha uqarsoon ee Dawlada Xamar.

Arrinkan ayana umuuqda mid khiyaamo qaran ah hadii sidaa la sheegay rumowdo waxaanay noqonayasaa markii ugu horaysay mudo 28 sano ku siman in xoolaha Somaliland ku dhoofaan warqad xamar lagasoo jaro Xogta la hellayo ayaa dhanka kale sheegaysa in ninka la yidhaa Cabdiqaadir oo ku magacdheer BULAALE oo Hore shuraako ula ahaa Alljabiri iyo Labada ganacsato e Aadan baradho iyo Cali Waraabe uu xiligan yahay madaxa bixinaya warqada dawlada xamar ku xidhay dhoofka xoolaha Soomaalida sidaa laajigeed la doonayo in khal khal lagu galiyo siyaasada dhoofka xoolaha ee jamhuuriyada Somaliland meesha adag ka istaagtay,

Xiligan waxaa Buuxa Maxjarka Aljaabiri ee Berbera oo udiyaarsan in la raro illaa 60 kun oo neef oo adhi ah kaas oo shirkada aljaabiri doonayso in ay ku rarto markabka layidhaa LAYLA J kaas oo tagan haabada dekeda berbera inakstoo galinkii danbe ee maanta inta lasoo xidhay Markabka hadana dib looga furay dekada caawa,

Dabcan Hadaba intii La Doortay Xukuumada xamar ee Madaxweyne Farmaajo Haysto ayaa waxaa Isasoo tarayay khilaafka ka dhexeeya labada dal heerka uuu maanta gaadhayna waligii ma gaadhin oo xukuumadihii hore ee dalka Soomaaliya soo maray sida Xasan sheikh Maxamuud iyo Shariif Axmed marna may muujin cadaawad halkaa gaadhay oo labada dal ka dhaxays oo xataa wadahadalo ayaa socday labada dal kaga wada hadlayeen mustaqblaka danbe wixii xal noqonayo.

Xigasho Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews