MANDHEERANEWS.COM
Ardaydii Ku Guulaystay Imtixaankii Shaqo Qaran Oo lagu Xidhay Inay Soo qataan Basaboorka Somaliya iyo Xukuumada Somaliland Oo aan ka hadal.
August 20, 2019 - Written by admin

Ardaydii Ku Guulaystay Imtixaankii Shaqo Qaran Oo lagu Xidhay Inay Soo qataan Basaboorka Somaliya iyo Xukuumada Somaliland Oo aan ka hadal.

Wararka Hor dhaca ah Ee naga soo gaadhaya Imtixaankii Ay dhawaan galeen Ardaydii Barnaamijka Shaqo Qaran Ee ay qaadaysay #Shirkada Somaliland Singapore sunsilk Energy# Ayaa sheegaya in Fariimo loo soo direy Ardaydii ku Guuleystay Imtixaankaasi oo Tiradoodu dhan tahay 300 oo Arday ,walow si Rasmi ah loo shaacin tirada Guulaystay, balse Ardaydii Guuleystay ay heleen Fariimo Xambaarsan Hambalyo Inay najaxeen Imtixaankii ay u galeen shirkadaasi

Sidoo kale waxa Wararku waxay intaasi ku dareen in Ardaydii Heshay Fariimahaasi Lagu Xidhay Inay Soo qataan Basabooska Dawlada Fadaraalka Somaliya, si Fiisayaashii ay ugu Bixi lahayeen Dalka China loogu soo saaro.

Ilaa hadda ma Cada Sababta Shirkadu ugu xidhay Ardayda Guulaysatay Shurudaasi oo aan Hore loogu sheegin markii ay galayeen imtixaanka AMA u tartamayeen.

Dawlada Somaliland Iyo Maamulka Barnaamijka Shaqo Qaran ayaan ilaa hadda ka hadal Arrinta ku Soo korodhay Ardaydaasi Ee ku Saabsan Basaboorka Somaliya Ee Lagu xidhay, islamarkaana qaarkood Ay u xidhxidheen kazoo qaadashadiisa magaalada Garoowe Ee Xarunta Maamul Goboleedka Punland ee Somaliya

Mid kamid ah Ardayda ku Guuleystay Ee helay Fariimaha Hambalyada Guusha Imtixaanka Oo aan la xidhiidhay Si uu igu xaqiijiyo Arrintaasi oo magaciisa in la sheego ka Cudur daartay ayaa ii Cadeeyey in Lagu Xidhay Gushiisa Haysashada ama inuu sito Baasaboorka Somaliya

Isku soo wado Duboo Shirkada Somaliland Singapore Sunsilk Energy Ayaa Horaanti sanadkan Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Munaasibad loogu Dhagax dhigayey Warshada Sifeynta Shidaalka iyo Iyo soo saarista Tamarta ka shaaciyey inay Dalka Shiinaha u qaadan Doonaan 300 oo Arday oo kamida kuwa loo Carbinayo Barnaamijka Shaqo Qaran Ee ay Fulisay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi si ay Tobobar la xidhiidha Safaynta Shidaalka iyo soo saarista Tamarta ugu soo qataan dalkaasi.

Ahmed Sa’ed Mohamed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews