Cabdiraxmaan Cirro Oo Xilal u Magacaabay Abiib Timo-cad Iyo Masuuliyiin kale oo Kamid Noqon doona Hogaanka Sare Ee Xisbiga Wadani.
November 20, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Mandheeranews)- Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa magacaabay xilal cusub isagoo muj abiib diiriye nuur abiib tima cad) umagacabay in uu kamid noqdo hogaanka sare ee xisbiga

Halka uu gudoomiyaha gobolka maroodi jeexna umagacabay mr xamse