MANDHEERANEWS.COM
“Cidina Naguma Matasho Biyaha Bada-cas, Ma nihiin Qolo ku baqanaysa cidbaa xoog weyn, iyo Taangibuu wataa”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
July 21, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Mandheeranews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka Hadlay Ciidamo la sheegay dawlo isu-tagay inay doonayaan in Ciidamo ka sameeyan Biyaha Bada Cas oo ay leedahay Jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlaayey Xaflad loo qabtay duf-cadii 32 ee Ciidamada Booliska iyo Milateriga oo Maanta ka qalin-jebiyey dugsiga tabobarka ee Mandheera, ayaa sheegay in aanay Somaliland marnaba aqbalayn Ciidamo aan laga talo-gelin, isla markaana amniga Bada iyo beriga Somaliland ay ku filan tahay.
Madaxweynaha oo arimaha si Diblumaasiyadeed uga hadlaya, waxa uu yidhi.
“Cidna ka yeeli mayno wax qaranimadayada wax u dhimaya, cidina naguma matasho Biyaha Bada-cas, Dawladaha yidhi, Bada-cas ayaan u Samaynayaa Ciidan difaaca, ee Magacyaasha badan ee 8-da dawladood ah. Waxaan u sheegaynaa in Bada iyo berigayaga anagaa diffaacana, cid aan nalagala tashan, iman mayso kana yeeli-mayno.
Ma nihiin qolo ku baqanaysa cidbaa xoog weyn, iyo Taangibuu wataa midna ma aaminsanin. Hore ayaanu Taangiyo ugu furanay qori. Nin wal oo xoog-weyn, nabad iyo Walaalnimo ayaanu ku haynaa”
Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews