Ciidamada Booliiska Oo Xabsiga u Taxaabay Afar Xildhibaan Oo katirsan Golaha Degaanka Gabiley
July 23, 2019 - Written by mandheera news
4 Afar Xildhibaan Oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada Gabiley Ayaa Ilal Xogagaal Laga Helayo Magaalada Gabiley Ay Sheegayn In Ciidamada Police Ay Xidheen Xildhibaanadaas

Waxaan La Sheegay In Xildhibaanada Mid Ka Mid Ah looga Shakisan yahay Inuu Wareysi Gaar Ah Siyay BBC Isagoo Iska dhigaya Maayirka Gabiley
Waxayn Wararku Intaa Ku Darayaan In Xildhibaanada Ay Policeku Ay U Soo Qaaden Dhinaca Magaalada Hargeysa
Hadaba Maxaa Dastuurka Somaliland Ka Qabaan In Xildhibaan Xasaanadii Haye La Xidho