MANDHEERANEWS.COM
Ciidamada Somaliland oo la wareegay deegaan ay ku sugnaayeen Ciidamada Puntland & Xisaad halkaasi ka jirta
January 15, 2020 - Written by admin

Lascanod(Mandheeranews)Wararka aan ka heleyso deegaanka Boocame ee gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan Soomaaliland ay lawareegeen Saldhigii deegaankaas oo ay gacanta ku hayeen Ciidamada Puntland.

Saldhiga deegaanka Boocame ayaa waxaa Ciidamada la wareegay ay yihiin Ciidamo ka tirsan Dawlada Somaliland oo horey uga mid ahaa Ciidamada Booliska Puntland balse ku biirey Somaliland.

Ciidamadan la wareegay Saldhiga deegaanka Boocame ee Gobolka Sool ayaa waxaa hoggaaminaya Saraakiil Caanka ah deegaanada Puntland,waxaana la sheegay inay xerada ka taageen Calanka Soomaliland.

Waxay Wararku intaa kusii darayaan in Saraakiil ka tirsan Ciidamada Soomaaliland ay gaadheen degaanka Boocame,kuwaas oo Gadiidka nooca dagaalka iyo Ciidamo kale ku kordhiyey Ciidamada la wareegay deegaankaas.

Si kastaba ha ahaatee tallaabadan ay Ciidamada somaliland kula wareegen saldhig ay Ciidamada Puntland ku lahaayeen deegaanka Boocame ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli Puntland ay horey deegaankaas uga dhistey Saldhig ay sheegeen inay uga hortagayaan weeraro kaga yimada dhinaca Soomaaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews