MANDHEERANEWS.COM
Cudurka Caronavirus oo la helay Talaalkii lagaga Hortagayey
March 17, 2020 - Written by admin

Maraykanka ayaa soo saaray tallaalkii ugu horeeyay ee lagu xakamayndoono faafitaanka cudurka Covid19, Xilli cudurkaan uu gaaray in ka badan 150 dal.

Tijaabo ayaa tallaalkaan ku socota. 6 todobaad kadib, ayaa la filayaa inuu si rasmi ah u dhaqan galo.  Waxaa markii ugu horeysay lagu tijaabiyay bukaan qaba cudurka Coranavirus.

Waxaa si guud loogu tijaabindoonaa dadka qaba cudurkaan, oo dadooda ay tahay inta udhexeysa 18 illaa 55 jir.

Tallaalka, oo loo yaqaan mRNA-1273, ayaa isku dayaya inuu kiciyo jawaab celinta habdhiska difaaca jirka, wuxuuna durbadiiba muujiyey ififaale wanaagsan.“Helitaanka tallaal aamin ah oo wax ku ool ah si looga hortago infekshanka SARS-CoV-2 waa ahmiyad caafimaad oo deg deg ah,” ayuu yiri Agaasimaha mac’hadka caafimaadka qaranka, Anthony S. Fauci, M.D.

Tirada dhimashada Mareykanka ee fayraska ayaa kor u kacday ilaa 69, halka tirada guud ee la xaqiijiyay ay gaareyso 3,800, sida laga soo xigtay Jaamacadda Johns Hopkins University ee Maryland.

Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah jimcihii taasoo ah isku day la doonayo in lagu joojiyo faafitaanka viruska ee Mareykanka.

Adduunka oo dhan, Ururka Caafimaadka Adduunku waxa uu diiwaangeliyay ilaa 165,000 xaaladood iyada oo geerida guud ay tahay 6,500.

Hiiraanoline

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews