Dagaal Culus Oo Hadda Ka Qarxay Degmada Ceel-afweyn
July 27, 2019 - Written by mandheera news
Dagaal Culus Oo Hada Ka Qarxay Degmada Ceel-afweyn Degmada Ceel Afweyn Ee Gobolka Sanaag Waxaa Hada Ka Bilaamay Dagaal Hor Leh Kaas Oo U Dhexeeya Beelaha Wada Dega Deegaankaas.

Dagaalkan Ayaa Sidoo Kale Waxaa Lagu Qaaday Saldhiga Ciidanka Policeka Halkaas Oo Ay Weerareen,Jabhad Taabacsan Korneyl Caare,Gudaha Magaalada Waxaa Laga Maqlaya Dhawaaqa Rasaasta Taas Oo Ay Is Weydaarsanayaan,Dablaydan Hubaysan Ee Kasoo Kala Jeeda Beelihii Hore Ugu Diriray Deegaanka Ceel-afweyn,
Ilaayo Hada Lama Xaqiijin Karo Khasaarahja Ka Dhashay Dagaalkan,Balse Goob Jooge Ku Sugan Deegaankaas Ayaa Shebekada BurcoOnline,U Xaqiijiyey In Gudaha Magaalada Uu Ka Socdo Dagaal Xoogani,