MANDHEERANEWS.COM
Dawlada Turkiga Oo Dayax gacmeedkii ugh Horeyey Hawada ganaysa
January 5, 2021 - Written by admin

Ankara (Mandheeranews)- Dalka Turkiga🇹🇷, ayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 5/01/2012 hawadda Sare u ganaya dayax-gacmeedka si weyn baryahanba loo sugayey, Isla-markaana ay indhaha si weyn ugu hayeen caalamku.

Dayax-gacmeedkan ay Xukuumadda Ankara hawadda Sare u dirayso oo lagu magacaabo “#TurkSat_5A”, ayaa noqon doona siday ay Sheegtay Xukuumadda Urdugen mid ay ka faa’idaysan doonaan Dadweynaha dalkaasi.

Dayax-gacmeedkan Haddii lagu guulaysto, Wuxuu Hawada sare ka shaqayn doonaa Muddo 15 sano ah, waana dayax-gacmeed jiilka 5-aad, Waana mid ka mid ah kuwo ugu casrisan Caalamka Wakhtigan.

Tignoolajiyadda Dalka Turkiga, ayaa Aduunka oo dhani la yaaban Yahay. Iyadoo ay ka wareereen quwaddihii wax is bidi jiray, halka uu Wakhtigan awoodda waddanka Turkigu marayso.

Khaddar Ali Khum

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews