Dawladda Ingiriiska Oo Ka Hadashay Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Iyo Doork Dalalka Gobalka
August 2, 2019 - Written by admin
Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay taageersantahay wada hadal dhisan oo dhex mara Hargeysa iyo Muqdisho, islamarkaana ay taageerayso talaabooyinka lagu dhisayo kalsoonida u dhaxaysa labada dawladood.