Dawladdaha Saudi Arabia Iyo Qatar Oo Ku Heshiiyay In Dib Loo Furo Isu Socodka Xuduuda Labada Dal
January 4, 2021 - Written by admin
Dawladdaha Saudi Arabia Iyo Qatar ayaa Caawa Ku Heshiiyay In Dib Loo Furo Isu Socodka Labada Dal Ee Dhinacyadda Badda, Hawada Iyo Dhulka.
Dhawr Sano Ka Hor ayaa Wadamada Khaliijku Ay Xayiraad Ku Soo Rogeen Qatar Ka Dib Markii Lagu Eedeeyay In ay Xidhiidh La Leedahay Kooxaha Xag Jirka ah.