MANDHEERANEWS.COM
Deg Deg”Taliyihii Guud Ee Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Geeryooday
November 1, 2019 - Written by admin

Ilaahay Naxariistii janno hasiiyo Taliyihii guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Marxuum Cabdilaahi Fadal Iimaan oo Caawa Hargeysa ku Geeriyooday.

Marxuumku Indhawaale ayey Xaalad Caafimaad lasoo Daristey illaahay Naxariistii jano hasiiyo Qoyskiisii, Ehelkiisii iyo Dhamaan Ciidamada Booliska iyo Qaranka.Somalilandba illaahay Samir iyo.Iimaan haka Siiyo Aamiin Aamiin.

Marxuumku Wuxuu Noqonayaa Taliyihii 6aad ee Ciidamada Booliska Somaliland Xilkiisa Soo qabta inkastoo aan isaga iyo Taliye Saqadhi ay Geeriyoodeen iyagoo Xilka Haya haddana Waxaa ka horeeyay Marxuum Maxamed Cige, oo soo Qabtey Xilka Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Marxuum Cabdiqaadir Muuse Maxamed(Taliye Xigeenkii Ciidanka Booliska Somaliland), Xiligii Xukuumadii Marxuum Cigaal, iyo Marxuum Cilmi Rooble Furre(Cilmi-kabaal), oo isaguna soo qabtey Xilka taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland.

Waxa kale oo isaguna. SOO marey Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Marxuum Cabdi Gurey, Walow uu Wakhtiyadii Dambe mudo dheer Taliye kasoo Noqdey Ciidamada Asluubta.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews