MANDHEERANEWS.COM
Dhacdo yaableh laascaanood: maxaabiis dil hore u gaystay oo jeelka xoog loogala baxay.
October 27, 2020 - Written by admin

Waxa jeelka magaalada Laascaanood lagala baxay saddex maxbuus oo hore dilal u geystay.
Maxaabiista lala baxay oo ahaa rag boolis ah ayaa laba cisho ka hor laba nin ku dilay duleedka laascaanood. Dilkan ayaa yimid mar ay ciidan booliiska ka tirsani eryanayeen rag magaalada khamri soo gelinayay sida ay ii sheegeen maamulka gobolku, halkaas oo ay ku dhinteen laba ka mid ah raggii khamriga wadey.

Wararka galabta la helayo ayaa sheegaya in Rag hubaysan oo ciidanka Somaliland ka tirsan balse ay isku hayb yihiin nimanka xidhnaa ayaa maanta saldhiga kala baxeen raggaasi.

Taliyihii ciidanka saldhiga haystay ayaa isna galabta la xidhay iyadoo lagu eedaynayo inuu qayb ka ahaa qorshaha saldhigga lagagala baxay askartii maxaabiista ahayd ee falka dilka ah loo haystay.

Saldhiga Laascanod

Ciidanka la baxay maxaabiista ayaa qorshohooda la sheegayaa inuu yahay in ay gacanta ka geliyaan nimankan beelihii ay kasoo jeedeen nimankii ay dileen si aan colaadi dhexdooda uga bilaabmin.

Xigasho Siddiiq Burmad

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews