MANDHEERANEWS.COM
Dowlada Talyaaniga oo Midowga Yurub ka Dalbatay Dhaqaale Dhan 2,6 ,Triiliyan Dollar Oo Ah Deyn iyo sababta ka Dambeysa
May 24, 2019 - Written by mandheera news

Dowlada Talyaaniiiga oo Ah Dowladaha Ugu Awood Badan Midowga Yurub Ayaa Dalbtay Dhaqaale Dhan 2,6 ,Triiliyan Dollar Oo Ah Deyn Ayaa Ka Doonayso Kumaashiinka Yurub ,Halka Markii Hore Bangiyada Talyaaniigu La Ciir-ciirayeen Deyn Dhan 3,75 Bilyan Euros,Deynka Talyaanigu Dalbtay Kumshiinka Iyo Xarunta Midowga Yurub Wali La Islamaa Meel Dhiigiin Wax Cad ,Sababto ah Waxa Laga Baqayaa In Talyaanigu Galo Dhaqaale Xumo

Yurub Sannadkan Waxa Hadheyaay Doorsahda Dhacaysa Bishan Aynu Ku Jirno May Xalalado Kale Duwan Sida

Kooxaha Goonis Goosadka Ah
Kooxaha Wadaanyiinta Ah
Labada Kooxood Haddii Ay Aqlabiyada Weyn Ka Heelaan Barlaamnka Yurub Waxa Ay Sharaciga Gareysan Karaan Sharaciyo aad Uu Wiiqay Midowga Yurub Sida

Xuduudaha
Ganacasiga Xorta Ah ee Iska-ga Kala Goosha Midowga Yurub
Ariimahaa Qaaxoontiga Hore uu Joogay Iyo Kuwa Iman Doona

Geesta Kale Bisha Oktoobar Midowga Yurub Waxa ay Dooraan Doonaan Madaxweynaha Midowga Yurub
Dhanka Kale Koonfuurta Yurub Sida Talyaaniga Iyo Boortiiqasuku Iyo Isbayiin Sanndkan Waxa Ay Doonyaan Gudoomiyaha Baniga Dhexe ee Midowga Yurub In Ay Iyagu Qabtaan ,Hore Waxa Xilka uu Hayay Waqooyiga Yurub

Dhanka Kale Boqortooyada Ingriiska oo Iyana Wali aan Ka Bixiin Arriintasii oo Sameyn Weyn ku Yeeltay Midowga Yurub Iyo Ingriiska Baa ,Waxa Lo Yaqanao Brexit oo aan Dhan uu Dhiiciin ,Tasiina Waa Qaadiiyadaha Waweyn ee Yurub Dul Hogaanayaa

Farmasiiska Iyo Jarmlka oo Ah Dowlada Xudunta Uu Ah Midowga Yurub Waxa Uu Dheer In Angela Merkel Ayaa Ka Dagtay Xilkii XIsbiga Kiriistiyaanka ee Ay Mudada Dheer Soo Haysay Xilkiisa ,Hogaanka Cusub Ayaa Loo Doortay Xisbiga Dolwadeeda Immika Jirtana Waxa Lo Yaqana Jamiaca Collation ,Tasiianaa Waa Carqalada Kale oo Yurub Sannadkan Haystaa

Fransiiska Iyo Makroon Waxa Soo Foodsartay Mudaaradayaal Lagu Magacabo Yellow Vesti Movement ,Kuwa oo Ka Soo Hor -jeestay Nidaamka Dhaqaale ee uu Soo Jeediyeey Mr Makroon ,Waxa na Wali Socoda Mudaharadodo Kooxa-sii Waadaan ,In Kasto Xukuumada Makroon Waddo Isku Dayo Lagu Dejiinayo Kooxa-sii ,Laakiin Wali Dhaqdhaqayadii Way Waadan Yelow vestii

Dagaalka Dhaqalaha ee Maryankana Iyo Midowga Yurub
Marykanu Waxa uu Ku Soo Rogay Midowga Yurub Caashuur Kordhiin Dhan 10% Wayaabaha Uu U Iib Geyn Jiray Midowga Yurub ,Sida oo Ay Tahay Odeyga Jaahawarersan ee Trump Waxa uu Midwoga Yurub Ka Doonayaa In Ay Cunqabtayn Dhaqaale La Saaraan Chiinaha oo Isna Dagaal Dhaqaale Uu Kula Jiro ,Laakiin Midowga Yurub Arriinta Diyaar Uu Maa Ahaa XIlliga ,Sababto Ah Midowga Ayaa Waxa Soo Food sartay Culusyo Gudaha Ah

Nato Iyo Midowga Yurub Maraykanku Waxa uu Dalbaday in Wadamamda Midowga Yurub Ku Jiran Dhaqaalaha Ay Ku Biixyaan NATO Ay Koor uu Labanlabaan ,Tasiian Waxa Ay Soo Kordhiisa Xiisad Kale oo Hor Leh ,Farnasiiska Iyo Jarmlka Ayaa ku Dhawaqay in Ay Sameysanaayn Ciidaamo Gaar Ah oo Ka Madax Banaan NATO ,Waxa Jirta oo Kale In Lagu Balaansan In Toos Loo Rakiibo Gantaalahii La Dhigay Poland ,Iyada oo Ay Fadhiiyadan Ganataalaha oo Kaliya Ku Xidhanyeen Halka-sii Laakiin Lo Balansanyahay 2020ka Iyo Gantaalaah Sii Toos Ah Lo Rakiibo

Ruushka Iyo Midowga Yurub

Labaad Dhinac Baa Waxa Ay Isku Soo Rogeen Caashuuro Dhan Walba Ah Sida
Dalxsiiska
Ganacisga
Beeraha
Gadiidka I,W.M,
Qadiiyado Badan oo Xagga Amiinga Xagga Cyberka Iyo Arriimada Siyaasada Ayaa Ay Isku Hayan Labaad Dhinac ,Ruushku Waxa uu Doonaya In uu Ganataalo Dhiigto Badda Baltiiga Wali Dhanka Seerbiiya Iyo Montaaneegaro ,Hore uu Gnataalo uu Soo Dhigtay Bella Rusiya ,Waxa Wali Tagan Dhulka Lagu Dagaalsanyahay ee Ay Leedahay Yukreeyn oo Ruushku Midowga Yurub Ku Eedaynayan In uu Jabiyeey Xeerkii Calaamiga Ah ee Xuduudaha,Ruushka Bisha Septeember Waxa Ka Dhacaysa Doorshaada Gobolada Dalka Ruushka ,Midowga Yurub Ayaa Rajeeynayaa In Dooraashadasii Ay Guul Ka Soo Hoyaan Xisbiyada Mucaaridka Ah ,In Kasto Anay Sameyn Weyn Ku Yeelaan Dooniin Aqalka Barlaamaanka ,Laakiin Wax Rajo Ay Qabaan Midowga Yurub

Turkiga oo aan Xubiin Ka Ahayn Midowga Yurub Ay

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews