MANDHEERANEWS.COM
“Faysal Iyo Cirro Xilalka Ha Iskaga Degaan, Oo Fursad Ha Siiyaan Kuwo Xisbiyadooda Badbaadin Kara” Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey)
October 5, 2020 - Written by admin

“Arrinku waa laba mid, UCID iyo WADDANI in ay iskaga biiraan KULMIYE si ay Somaliland ugu celiyaan nidaamka xisbiga keliya. Iyo in Faysal iyo Cirro ay iskaga degaan xilalka oo fursad ay siiyaan kuwo badbaadin kara xisbiyadooda oo ogol in ururada la furo oo aan baqe ka qabin in ay waayaan xisbinimadooda.

Labadaba haddii ay diidaan sidan hadda ay yihiinna sii ahaadaan taasi waxay fursad u noqon kartaa keliya Kulmiye, nin jecel iyo nin necebba, ururo la furayaana ma jirto.
Sidaa daraadeed badbaadinta nidaamka xisbiyada badan ee Somaliland uma taalo xisbul xaakimka Kulmiye ee waxay u taalaa labada xisbul mucaarid. Madaxwayne Muuse isaga ta xisbigiisa ayaa u taal waanu ka shaqaystay oo sidii dantiisa iyo danta xisbigiisa uu u arkayay ayuu ku calool adaygay. Garina Allay taqaane ta xisbiyada mucaaridku isaga uma taalo lagumana canaanan karo waayo siyaasadda la isma amaahiyo.”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews