“Faysal waa ninka keliya ee u jawaabi kara Madaxweyne Geelle iyo Farmaajo” Ugaas Cabdirisaaq
January 5, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Mandheeranews)ugaas Cabdirisaaq oo kamida Madaxdhaqameedka Somaliland oo maanta Warbaahinta kula hadlay gudaha Caasimada magaalada Hargeysa Ayaa Ka hadlay Dacwada qoyska Madaxweyne Muuse ku soo oogay Eng Faysal Cali waraabe
“Faysal waa ninka keliya ee u jawaabi kara Madaxweyne Geelle iyo Farmaajo” Ugaas Cabdirisaaq
