Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Xil u magacaabay Sheekh Salebaan Xili Looga yeedhay Xarunta Baadhista Dambiyada C.I.D
November 14, 2019 - Written by admin
Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu Gudoomiyaha Xisbigaas ee gobalka Saaxil U Magacaabey Sh Saleeban Siciid Cali maareeyihii hore ee haamaha shidaalka Berbera