MANDHEERANEWS.COM
Hogaamiyeyaasha Tigrayga oo Shuruudo Ku Xidhay Wada Hadalo ay la galaan Dawladda Itoobiya.
February 20, 2021 - Written by admin

In ciidammadii Eriteriya lagala baxo Tigreega. Inkasta oo ay Labada dal ee Itoobiya iyo Eriteriya ayaa beeniyay ku lug lahaanshaha Eritrea ee colaadda Tigray.

Ka bixitaanka “xoogaggii kale ee soo duulay”. Ciidamada Amxaarada ayaa sidoo kale ku dagaallamay Tigray, waxayna gacanta ku hayaan meelaha qaar.

Baaritaan madaxbanaan oo ku saabsan “isir sifeynta qowmiyadaha” iyo burburka uu sababay isku dhacu.

Helitaanka gobolka ee gargaarka bani’aadamnimada si loo gaaro 4.5 milyan qof oo si degdeg ah ugu baahan gargaar
Sii deynta shuruud la’aan maxaabiista siyaasadeed,

Iyo kala diristii maamulkii kumeelgaarka ahaa ee Tigray oo la dhisay kadib khilaafkii
Wadahadallo kasta oo nabadeed waa inay hogaamiyaan hay’ad madax banaan oo caalami ah, ayay raaciyeen.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews