MANDHEERANEWS.COM
Komishan Tacliinta sare oo War kasoo saaray Murashax aan soomarin oo gudbay komishan Doorashooyinka Somaliland
March 17, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Mandheeranews)Musharax aan loo tasdiiqin Shahaadooyinkiisa Waxbarasho Oo Koomishanka Tacliinta Sare War Ka Soo Saaray.

Agaasimaha Guud Ee guddida Qaranka Tacliinta sare Ee Somaliland Ayaa Sheegay In Murashax Cali Maxamed Cilmi(Cali gadheer) oo ka sharax Xisbiga Ucid Aanu warqadihiisii Waxbarasho aanay soo marin Komishanka Tacliinta sare islamarkaana uu shubay Lacagtii isagoon buuxin shuruudihii waxbarsho

Warqadan ayaa lagu Socod siiyey Ciidamada Dambi baadhista iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland

Cali Maxamed Cilmi(Cali gadheer) oo kamida Murashaxiinta Xisbiga UCID uga sharaxan Golaha Degaanka ee Degmada Berbera
Ayaa hore xilal kale duwan uga soo qabtay Xukuumadii hore Ee Madaxweyne Axmed silaanyo

Cimilo news

Hargeysa/Main Office

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews