MANDHEERANEWS.COM
Labo Markab Oo Xoolo ka qaadaya Dekada Berbera Iyo Markabkii Hore oo la Rogay
July 18, 2019 - Written by mandheera news

Labo Markab Oo Xoolo ah Oo Ka Dhoofaya Dekada Berbera Iyo Markabkii Hore Oo Si Loo Rogo Sugaya Jawaabta Dhiiga Caafimaadka Xoolaha Saaran.

Dekadda Magalaada Berbera Waxa Caawa ka Dhoofaya Labo Markab Oo kale Ah Mv Layla oo qaadaya (61000 Neef) iyo Mv Mabruuk oo qaadaya(13000 Neef), Xoolahaasi Oo Loo Rarayo Dalka Sucuudiga ,waxaana iska leh ganacsadana Carbeed Ee Salebaan Aljaabiri Oo Maxjarkiisa lagu Caafimaadiyey ku yaala Magaalada Berbera

Xoolaha Caawa ka Dhoofaya Dekadda Berbera Ayaa la Filayaa inay ka Degaan Dekadda Jiddah Ee Dalka Sucuudiga, halkaasi Oo ku Xayirnaa 10kii maalmood ee u dambeyey Markabka Mv Fahad Oo hore Dekada Berbera Xoolo uga qaaday, kaas oo galabta La siiyey Warqadii ogolaanshaha Kaalka lagaga Rogayo Xoolaha, kaliya ay u Hadhsan Tahay Jawaabta Dhakhatiirta Caafimaadka Xoolaha oo la Sugayo in Loo Keeno Jawaabta ,kadibna u diyaar ah in la Rogo,
Waxaana Wararka Markabkaasi Laga helayaa ay tibaxeen in ku dhawaad 2000 neef oo ah Xoolihii saarnaa Markabkaasi Ay dhinteen, sida uu I xaqiijiyey mid kamida shaqaalaha Ganacsatada Xooluhu u Saaran yihiin Markabkaasi.

Xoolahan Caawa Laga Rarayo Dekadda Magaalada Berbera Ayaa ku dhoofaya Warqadaha Caafimaadka Dhakhtarka iyo Rugta Ganacsiga Somaliland taas oo hore ay u mamnuucday Dawlada Farmaajo, taas oo keentay in Markabkaasi Hore Rogistiisa Ay Dawlada Sucuudigu ku xidhay, balse imika laga noqday Shurudaasi sida uu ii sheegay Ganacsade kamida kuwa Cawa Xoolaha ka Raraya Dekadda Berbera oo ii sheegay in Ku Rogayaan Ruqsadaha Caafimaadka iyo ganacsiga Somaliland.

Ahmed Sa’ed Mohamed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews