“Madaxwaynaha Walaalkii ayaa igu Yidhi Dhafoorka Ayaan Ka Tooganayayaa,horena waxa La Igu Soo Weeraray Qori AK47 ah,”Ramaax Cali Hayste
December 26, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Mandheeranews)“Xadhigayga Muuse Biixi Oo Baashe Ku Gabanaya Ayaa Ka Danbeeya”Hadaanu Xidhanahay Iyo Hadaanu Debeda Joognaba Waanu Sheegaynaa Dhaliisha Xukumada Iyo Madaxweynaha”Ramaax Cali Hayste
“Madaxwaynaha Walaalkii ayaa igu Yidhi Dhafoorka Ayaan Ka Tooganayayaa,Waxaana La Igu Soo Weeraray Qori AK47 ah,”
Sidaas Waxa Sheegay XOghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga UCid oo Hada Lagu Xidhay Xarunta CID Magaalada Hargeysa.
