“Madaxwaynuhu Hadii Uu Riyo Raac Sidaa Ujecel Yahay, Ka Dhigto Wasiirkiisa Madaxtooyada”Muj Cali Guray
November 20, 2019 - Written by admin
“Madaxwaynuhu Hadii Uu Riyo Raac Sidaa Ujecel Yahay, Ka Dhigto Wasiirkiisa Madaxtooyada”Muj Cali Guray.
Hargeysa(Mandheeranews)-Siyaasi cali Maxamed yuusuf (cali guray) ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo muranka cakiran ee ka taagan xubnaha cusub ee komishanka doorashoyinka iyo xubinnimada cabdirashiid riyo raac