Madaxweynaha Dalka Uganda oo markii 6aad ku guuleystay Doorashadii Madaxtooyada
January 16, 2021 - Written by admin
Madaxweyna dalka Uganda ayaa markii 6aad ku Guulaystay Doorashadii Madaxtooyada dalkaasi Shacabka Dalkaas Ayaa Madaxwaynahooda Markii 6aad U Muujiyay Jacaylka Ay U Hayaan Innuu Waddanka Sii Hogaamiyo Sannadaha Kale Ee Innagu Soo Foolka Leh,
Waxaynna Fariin Culus U Direen Hogaamiyayaashii Xisbiyada Mucaaridka Ee Doorashada Kula Tartamaayay, Iyagoo Cod Aqlabiyad Ah Ku Yidhi(Wali May Gaadhin Wakhtigii Uu Yoweri Museveni Waddanka Ka Tagi-lahaa)”