Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga kaJarey Wadooyin Cusub oo Dawlada Hoose Berbera Ay hirgalisey
April 16, 2019 - Written by mandheera news
Berbera(Mandheeeranews)Saaka Magaalada Berbera waxaa loo balansan yahay haddii alle idmo Xadhig jarista Wadada Wadnaha Berbera


Magaalada berbera ayaa muddooyinka danbe u scocotay dhinaca horumarinta Iyo horumarka
Madexweynaha Somaliland ayaana la filayaa in uu xadhiga ka jaro wadooyin cusub oo golaha deegaanka berbera ka hirgaliyeen magaalada.
#Berbera