MANDHEERANEWS.COM
Madaxweynaha Somsliland Oo Warqad U Diray Boqorka Sucuudiga, Shuruudna Ku Xidhay Tagista Xajka
August 6, 2019 - Written by admin

Madaxweyne Muuse Biixi oo Shuruud ku xidhay tagista Xajka.

Madaxweyne Biixi Oo Warqad U Diray Boqorka Sucuudiga, Shuruudna Ku Xidhay Tagista Xajka.

Boqorka Sucuudiga ayaa madaxweynaha Somaliland ku daray martida boqorku sanad walba ku martiqaado gudashada waajibaadka Xajka.
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa warqad u diray boqorka dalka Sucuudiga taas oo uu ugaga mahadcelinayo martiqaadka kuna xusayo xidhiidhka taariikhiga ah ee Somaliland iyo Sucuudiga.

Dhanka kale waxa uu Madaxweyne Biixi warqadda ku sheegay in Somaliland tahay dal madax bannaan isagana ay masuuliyaddiisa tahay ilaalinta sharafta iyo qarannimada Somaliland sidaas awgeedna loo soo saaro dal ku galka basaboorka diblamaasiga Somaliland, in loo sameeyo hab maamuus madaxweyne iyo in loo abaabulo kulan gaar ah oo uu la yeesho boqorka Sucuudiga.
Madaxweyne Biixi wuxuu warqaddiisa ku muujiyay in aanu martiqaadka Boqorka ku tagi doonin xajka haddii aan la fulin qodobada uu dalbaday.
Boqortooyada Sucuudiga ayaan ilaa hadda wax jawaab ah ka soo bixin qodobada uu dalbaday madaxweynaha Somaliland.

Xigasho: Geeska Afrika

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews