“Madaxweyne Muuse Biixi Mucaarad Kuma Ihi Laakiin Dabcigii Kulmiye Muu Aheyn Inuu Labada Xil Isku Hayo”Daawo Muuqal
January 13, 2020 - Written by admin
London(Mandheeranews)Wasiirkii hore ee ee Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabfi Ayaa sheegay inuu u sharaxan yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye
“Madaxweyne Muuse Biixi Mucaarad Kuma Ihi Laakiin Dabcigii Kulmiye Muu Aheyn Inuu Labada Xil Isku Hayo”
