MANDHEERANEWS.COM
Mayirka Caasimada Hargeysa Oo Handhimo sharafeed Qaddo ah ku Maamusay Safiirada Somaliland u fadhiya dalalka Jabuuti,Kenya iyo Sweden.
August 23, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Xogreebnews)- Maayirka Caasimada Somaliland ee Hargeysa, Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta hadhimo-sharafeed ku maamusay Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Kenya Ambassador Baashe Cawil.

Munaasibada hadhimo-sharafeed ah, ayaa waxa kasoo qaybgalay Masuuliyiin kala duwan,kuwasoo kala tirsanaa Laamaha Xukuumada Somaliland.
Hadhimo-sharafeeda, ayaa kasoo qaybgalayaashu ka markhaati kaceen Waxqabadka salka Balaadhan ee labada safiir ka sameeyeen laba wadan ee ay Somaliland Somaliland wakiilka yihiin, waxana si gaar ah hawl qabadkiisa loogu boggaadiyey safiir Cabdifatax Siciid.
Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, oo mudooyinkii u dambeeyey ku sugnaa Caasimada Somaliland ee Hargeysa, ayaa lagu qaabilay hadhimo-sharafeedyo kala duwan, kuwasoo ahaa kuwo is daba jooga.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews