MANDHEERANEWS.COM
Milatariga dalka Itoobiya oo hawlgalo lagaga Hortagayo Mudaharaado Siyaasiya oo bilaabmay gudaha Degaanada Oromiya bilaabay
January 30, 2020 - Written by admin

Milatariga dalka Itoobiya oo hawlgalo kala duwan oo lagaga Hortagayo Mudaharaado Siyaasiya oo bilaabmay Degaanada Oromiya ilatariga dalka Itoobiya ayaa hawlgalo kala duwan ka wada gudaha Oromiya.


Inta badan magalooyinka waawayn ee Oromiya ayaa maanta ku waabariistay ciidanka milatariga oo lagu daadiyay wadooyinka iyo meelaha muhiimka ah.

Ujeedka ayaa ah, in lagu muquuniyo shacabka Oromada oo ku baaqay 3 maalmood oo shaqo joojin ah ( 29ka January illaa 1da February) oo ay kaga soo horjeedaan hawlgalka ciidanka dawlada itoobiya wadaan galbeedka Oromiya.

Ilaa shalay waxaa xidhnaa inta badan Ganacsiga kala duwan ee ka bixi jiray Oromada sida Jaadka ,ubaxa, Bunka, iyo khudrada u kala bixi jirtay dalalka Geeska Afrika iyo guud ahaan deegaanada kala duwan ee itoobiya

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews