MANDHEERANEWS.COM
Odayaal iyo Waxgarad Maalintii Labaad Guddomiyaha Deg.laasgeel ugu Xidhan Saldhiga Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa iyo Sirta Ku Duugan Xadhigooda
May 1, 2019 - Written by mandheera news

Dacarbudhuq(Mandheeranews)Odayaal iyo Waxgarad Maalintii Labaad Guddomiyaha Deg.laasgeel ugu Xidhan Saldhiga Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa

Odayaasha oo ay kamid yihiin Suldaan Shabcaan iyo Oday Cali Xuseen oo kamida odayaasha Degaanka Degmada laasgeel ayaa xadhigooda waxa Amray Gudoomiyaha Degmada Laasgeel Mustafe Jabiye, kuwaas oo Dhul ay sheganayeen la hahaanshihiisa uu Dajiyey Company kamida kuwa gaarka loo leeyahay oo degay Dhul kuyaala Tuulada Dhubato ee degaanka laasgeel

Ciidamada Booliiska ayaan Amarka Xadhiga ah Ee ay kula kaceen Odayaashan iyo Waxgaradkan ayaan loo marin sifihii sharciga ah ,sidoo kale wax dhibaato ahna aaney ka gaysan Degaankaasi

Odayaashan Xidhan Ayaa Xadhigoodu galey Maalintii 3aad Ee Ay ku jiraan Saldhig kuyaala Xaafada maxamed Mooge oo kamida xaafadaha Koonfurta magaalada Hargeysa, sidoo kalena aaney soo gaadheyn ehelada Maxaabiista ku xidhan saldhigaasi, waxaana xusid mudan oo Xadhigooda inuu xaqdaro yahay kuu muujinaysa In Saldhigii Dacarbudhuq oo lamid ah Saldhiga ay ku xidhan yihiin laga soo qafaalashay, eheladoodii iyo qarabadoodina laga soo fogeeyey, kuwaasi oo leh Xanuuno aan qaadi karin Xaaladaha qaar

Ibraahin Xuseen Farax

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews