“Quwada ugu Wayni Waa Shacbiga,Maalintaan Idiin Baaqno Waa inaad Soo baxdaan oo Meheradaha Soo xidhaan”Faysal Cali Waraabe
December 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Mandheeranews)Hala soo Baxo Madaxtooyadaan Gelaynaa Meheradaha Hala Soo xidho Baarlamaankan Waa Bedelaynaa Guurtidan Saleeban Gaal Marba Wiil yaroo Aabihii Dhintayna Waan Kasoo eryaynaa Sidoo Kale Hala Bedelo Dawlada Hoose ” Faysal C Waraabe Gusoomiyaha Xisbiga Ucid