MANDHEERANEWS.COM
Rakaabkii U Horeeyay Oo Caawa Lagu Karantinimeeyay Hudheel Ku yaala Duleedka Hargeysa
March 25, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Mandheeranews)Xukuumadda Soomaaliland ayaa dad Ka badan Konton qof oo ka soo Degay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa Caawa Ku Karantinimaysay Hudheel ku Yaala Duleedka Caasimada.

Dadkan Oo Ka Soo Laabtay Qaarada Yurub ayaa Waxa Ku Jira Afhayeenkii Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun.

Qoraal Kooban oo uu Ku Baahiyay Degelka Uu Ku Leeyahay Facebooka Waxa uu ku yidhi “Dunidu xaalad adag ayey ku jirta aad ayey u xidhmeen isku socodki duulimaadyada dalalka caalamka oo dhami, Saaka in ku dhow 160 flight ayaa la masaxay goroonki aanu ka soo duuleynay caafimaadka dalkaas darti!

Galabta ayaan ka soo degnay Madaarka Cigaal ee magaaladda Anagoo aheyn rakaab 50 qof ah lana socday Diyaaradda Ethiopian Airline. Waxaa dhammaantayo rakaabkii oo dhan wasaaradda caafimaadku ku karantimeysay Hotel Hargaysa ku yaal. Waajib ayey nagu tahay inaan qeyb ka ahaano Sugidda Caafimaadka bulshada Somaliland, Tusaalena ugu noqono umadda faya dhowrkooda caafimaad iyo fulinta go’aanka xakamaynta aafada Covid 19. Waxaan u mahadcelinaya Maamulka Madaarka Hargeysa, Wasiirka Caafimaadka, ku-xigeenka caafimaadka, hawl-wadeenada wasaaradda caafimaadka. Booliska Somaliland oo runti si weyn noogu shaqeeyey muddadi aan hotelka iyo madaarkaba joognay. waxaan ku dhiirinayaa qof kasta oo muwaadin ah inu heegan u galo caafimaadka umaddeena dunidi sidi horre maaha dhammaantayo waanu wada bad qabna Alle ayaa Mahad leh.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews