Shaqaale-weynaha iyo Masuuliyiinta Shirkada Daabacada ee Sagal-jet oo Xalay Qabsaday Xaflad Sannadeedkii 2020
January 9, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Mandheeranews )- Shirkada Daabacada ee Sagal-jet Campany, ayaa xalay Xaflad Sannadeed u samaysay Shaqaale weynaha Shirkada Sagal-jet.
Munaasibad Balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen haldoor kala duwan oo ka Tirsan Xisbiyada qaranka, Masuuliyiinta Xukuumada iyo Aqoonyahano iyo weliba qorayaal ayaa kasoo qaybgalay Xaflad sanadeedka Shaqaalaha Sagal-jet ee 2020.