MANDHEERANEWS.COM
Shirkada Isgaadhsiinta Telesom oo Deeq Qalab dhisme ah Gaadhsiisay Dadkii lahaa Guryihii uu dumiyey Roobkii ka da’ay Degaanka Salaxlay
August 19, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Mandheeranews)Shirkadda Telesom Company Oo Deeq Qalabka Guryaha lagu dhiso ah Gaadhsiisay Dadkii Reer Sallaxley Ee Waxyeeladu Roobka ka soo gaadhay

Shirkadda Isgaadsiinta Casriga ee Telesom’ ayaa Taakulo Agab oo Guryihii Magaaladda Sallaxley Roobkii Duufaanta Wwatay uu dumiyey Dabaqaayaqadii todobaadkii hore maanta gaadhsiisay Deeqdaasi.

Deeqdan Qalabka Dhismaha ee Shirkadda Telesom Company ugu deeqday Dadka reer Sallaxlay ee Guryahooda ay Dumisay Roobkii Duufaanta watay ‘ ayaa Saraakiil shirkadda Telesom ka socday ay Gaadhsiiyewn dadka reer Sallaxley iyada oo Agàbka dhismaha ee Telesom Qoysaska shibaatadu ka soo gaadhay ay gaadsiiyeen agab iskugu jiray 2000 jiingadood iyo 500 kiish oo sibidh ah Iyo Looxaantii lagu dhisaayey Guryaha halka ku dumay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews