Shirweynaha 7aad Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Hargeysa Ka Furmay
December 30, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Mandheeranews)-Shirweynaha 7aad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaan si rasmiya uga furmay Magaalada Hargeisa.
Shirka oo soconaya muddo laba cisho, waxa lagaga dooddayaa wax ka beddel lagu sameeyey distoorka Ururka SOLJA, iyada la ansixin doono.
Sidoo kale waxa lagu dooran doonaa hoggaanka cusub ee saddexda sanno ee soo socda, xubnaha la dooran doono ayaa ah 15 xubnood