Siyaasi Geeljire Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyey In Aanu Dhex U Ahayn Shacabka Somaliland + [ Muuqaal ]
April 25, 2019 - Written by mandheera news
Hargeysa (Mandheeranews):- Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire ayaa waxaa uu arin lala yaabo ku tilmaamay heshiis ay xisbiyada UCID iyo Kulmiye ay si gaar ah uga gaadheen arimaha doorashooyinka .
Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire ayaa sidoo kale madaxweyne Biixi ku eedeyye in aanu shacabka Somaliland dhex u aheyn