Soodhaweynta Madaxweynaha Somaliland oo Siweyn looga Dareemayo Gobolka Saaxil
October 17, 2020 - Written by admin
“Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Ayaa La Saadaaliyaa Inuu Maalinta Bari Ah Safar Ku Gaadhi-doonno Magaalo-marseedka Berbera,
Socdaalka Madaxwaynaha Ayaa Caawa Si Wayn Looga Dareemayaa Magaalo-madaxda Gobolka Saaxil Ee Berbera Iyada Oo Ilo Muhiim Ahi Sheegayaan In Reer Berbera Ay Safarka Madaxwaynaha Si Wayn Ugu Diyaar-garoobayaan,
Lama Saadaalin-karo In Madaxwaynuhu Uu Berbera Ku Eekaandoono Iyo Inuu Goboladda Kale Uga Sii Gudbi”