MANDHEERANEWS.COM
Soomaaliya Oo Amartay In La Sii Daayo Afar Qof Oo Karantiimaysnaa Oo Mid Ka Mid Ahna Laga Helay Coronavirus
March 30, 2020 - Written by admin

Muqdisho(Mandheeranews)-Wasaaradda Caafimaadka ayaa go’aamisay in la sii daayo afar qof oo hore looga shakisanaa inay qabaan Coronavirus, kuwaasoo ku karantiilnaa Cisbitaalka UN/AMISOM, kaddib markii lagu waayay wax kiis ah baadhitaano isdaba joog lagu sameeyay.

Mid ka mid ah afarta qof ee karantiilnaa ayaa baadhitaankii koowaad oo lagu sameeyay laga helay inuu qabo cudurka, hase ahaatee laba jeer oo isku xiga oo dib baadhitaan loogu celiyay lagu waayay cudurka Coronavirus.

Saddex kale ayaa laba baadhitaan oo lagu sameeyay natiijadooda lagu waayo wax kiis ah, sidaas la amray in la sii daayo.

Afartan qof oo ku karantiilnaa Cisbitaalka AMISOM, ayaa magacyadooda lagu xusay qoraal ka soo baxay wasaarada caafimaadka oo luqada Englishka ku qornaa.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews