Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Sheegay Inaan Lagu Dhicin in la Xidho Faysal Cali Waraabe[Muqaal]
January 5, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Mandheeranews)Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa Sheegay in marna aanay suura gal ahayn in xidho Guddoomiye Faysal Cali Waraabe , “Madaxweyne Madaxweyne ma xidho. Asxaabta mucaaridka ah inay wax tilmaamaan xaq bay u leeyihiin. Markii aad mucaaridka ahayd adigaaba beelaha wax ka sheeg sheegi jiray weliba qoys qoys. Markaa Madaxweyne arrinkaad mucaaradnimadii ku soo martay mucaaradka haku qabsan ee nabadgeli.” Ayuu yidhi
