Tuko-raq:Khasaaraha ka dhashay Weerar Dhexmarey Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaad ka Amar qaata Kooxda Khaatumo
June 12, 2019 - Written by mandheera news
Tuka-raq (Mandheeranews):- Dagaal khasaare dhaliyey, ayaa xalay dhex-maray Ciidammada Somaliland ee ku sugan Tukaraq iyo Malleeshiyada hubaysan ee Khaatumo, sida ay xaqiijiyeen wararka laga helayo deegaanka Tukaraq ee Bariga gobolka Sool.

Ma jiraan warar rasmi ah oo ay Dowladda Somaliland oo ku saabsan dagaalkaas iyo khasaaraha ka dhashay. Illaa hadda Xogaha laga hayo iyo war kooban oo dhanka Khaatumo laga helay-ba, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-
Halkan ka Daawo