MANDHEERANEWS.COM
“Waar hooy dhalinyarooy hadalka oday Ismaaciil ha qaloocinina. Waa sidan nuxurka hadalkiisu:-Ex Wasiir Cali Mareexaan
February 27, 2021 - Written by admin

“Waar hooy dhalinyarooy hadalka oday Ismaaciil ha qaloocinina. Waa sidan nuxurka hadalkiisu:-

“Anigu waxaan aamin sanahay in Soomaalida geeska Afrika aanay kala maarmi karin. Ama Somaliland ha joogto ama Jabuuti ha joogto ama Somaliya ha joogto ama Itoobiya ha joogto ama Kiiniya ha joogto. Hadii la yidhaahdo Soomalidaa geeska Afrika ku nooli ma kala maarmi kartaa? jawaabtu waa maya! Hadii la yidhaahdo maamulo ma kala samaysan karaan? Jawaanbu waa haa”

Anigu markaan hadalka prof. Buubaa dhuuxay wuxuu ka hadlayaa shantii Soomaaliyeed, wuxuu ka hadlayaa aragtidii aynu qabnay lixdankii isaga oo ku salaynaya qoomiyad Soomaali. Si gaar ah ugama hadlin Somaliya iyo Somaliland.”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews