MANDHEERANEWS.COM
War deg dega”Taliyaha Socdaalka Wajaale Oo Sheegay In Rakaabka Isaga kala Gooshaya Labada Dal Somaliland iyo Itoobiya La Joojiyay
March 26, 2020 - Written by admin

Tog-Wajaale(Mandheeranews.com)-Taliyaha Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley Cabdirashiid Axmed Xasan ayaa Goor-dhaweyd Shaaciyay in ay Xidhayaan Xuduudka u Dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya Lixda Galabnimo ee Maanta Wixii ka Dambeeya, Rakaabka iyo Dadweynaha ukala Socdaalka Labada Dal Somaliland iyo Itoobiya.


Gaashaanle/Cabdirashiid Axmed Xasan(Taliyaha Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley ee Fadhigiisu yahey Tog-Wajaale oo Warbaahinta lahadley,ayaa Sheegay in ay Fulinayaan ka Ciidan ahaan Awaamiirtii Gudida Heer Qaran ee ka Hortaga Crona-Virus sidaa daraadeedna Lixda Galabnimo Wixii ka Dambeeya uu Xidhan Yahey Xuduudka u Dhexeeya Labada Somaliland iyo Itoobiya, oo ah Dadweynaha Rakaabka ah ee ukala Socdaala Labada dal oo aan aheyn Ganacsiga u Dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya.
«Waxaanu ku Wargalinaynaa Dadweynaha Reer Somaliland in ay iska dhawraan Socdaalka tan iyo inta ay ka Dhamaanayso Mudada loo qabtey anakuna anagoo ah Saraakiishii Socdaalka Xuduuda u dhexeysa Labada Dawladood Somaliland, iyo Itoobiya, Waxa la Xidhey Lixdii Galabnimo Wixii ka Dambeeya, oo aan la ogolayn Dadweynaha Rakaabka ah oo aan aheyn Ganacsiga caadiga ah ee u Dhexeeya Labadda Dawlladood anakoo fulinayna Awaamiirtii kasoo baxey Gudida Heer Qaran Waanu joojinay Dadweynihii Rakaabka labada Dhinac Lixda Galabnimo Wixii ka Dambeeya Xuduudku Wuu Xidhan Yahey»

Cabdiraxmaan hiraan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews